Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo maalintii labaad su’aalo weydiinayo R/Wasaaraha iyo Taliyaha Nabadsugida

Muqdisho,3 March 2016: Waa maalinti labaad ee Xildhibaanada Baarlamaanka su’aalo weydiinayaan Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dawladda Masar Oo Qaadanaysa Xoolaha Soomaaliya.

Muqdisho,3 March 2016: Dowladda Masar, ayaa mudo 25 sano kadib,u fasaxday in dalkeeda si toos ah loogu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Sababta Soomaaliya loogu diiday Suuqa Bariga Afrika

Muqdisho,3 March 2016: Mudane C/salaan Hadliye, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ka warbixiyay sababaha Soomaaliya loogu diiday xubinimada…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo toogasho ku xukuntay Xasan Xanafi

Muqdisho,3 March 2016: Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal Ka Socdo Magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho,2 March 2016: Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in saacadu marka…

Posted in NEWS in ENGLISH

Meet Ilhan Omar, who could be the first Somali-American Muslim woman elected to public office

Muqdisho,2 March 2016: Ilhan Omar, 33, is a Somali-American refugee, and she’s running to be a state representative…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa lagula xisaabtamayo Amniga

Muqdisho,2 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir wixii hada ka dambeeyay, lagula…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha iyo Saraakiisha Ammaanka oo laga sugayo Baarlamaanka

Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo maalinimadii shalay kulan gaar ah ee albaabada u xiranyihiin, ku yeesheen…

Posted in WARARKA MAANTA

“Nooma muuqato saan saan Amni ee lagu gaari karo Agosto in dalkan doorasho ka dhacdo”

Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumaddii hore,…

Posted in WARARKA MAANTA

Afar ka tirsan ciidamada dowladda oo ku geeriyooday qarax miino

Muqdisho,1 March 2016: Wararka naga soo gaaraya deegaanka Carbiska oo u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmad Madoobe: “Waa in xarumaha ay ilaaliyaan AMISOM laga qaado, ciidanka Soomaalida lagu wareejiyo”

Muqdisho, 1 March 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo dib u dhigay socdaal uu ku tegi lahaa Sweden

Muqdisho, 1 March 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay…