Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

FIFA oo dooratay Gianni Infantino

Muqdisho, 27 February 2016: Ururka kubbada cagta adduunka ee loo yaqaan Fifa ayaa shalay doortay Gianni Infantino oo…

Posted in WARARKA MAANTA

“Qaraxii xalay wuxuu ka weynaa kii hotelka Jazeera, illaa 200KG ayuu ahaa”

Muqdisho, 27 February 2016: C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Amniga Gudaha ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG: Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay Irida Hore ee Hotelka SYL

Muqdisho, 26 February 2016: Qarax xoog leh oo loo Adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Faarax C/qaadir iyo Gabre oo si qarsoodi ah loo duubay iyaga oo tashanaya

Muqdisho, 26 February 2016: Shirkii Madasha ahaa ee Istanbul uga socday Somalia iyo Beesha caalamka, ayaa waxaa qeyb…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddomiyaha Gobolka Banadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka

Muqdisho, 26 February 2016: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ,ayaa magaalada Istanbul…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubnaha Xiriirka FIFA oo maanta dooranaya Qofki bedeli lahaa Sepp Blatter

Muqdisho, 26 February 2016: Xubnaha xiriirka Calamka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta oo jimco ah dooranaya…

Posted in WARARKA MAANTA

War murtiyeedkii laga soo saaray Shirki Istanbul

Muqdisho, 26 February 2016: Ka dib marki la soo gabgabeeyayShirki looga hadlayay Xaalada Soomaaliya uu ka dhacay magaalada…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Somalia come of age, as Somali instructors conduct CAF “C” license course

Muqdisho, 25 February 2016: For the first time in history, Somalia has been able to successfully hold its…

Posted in WARARKA MAANTA

Garoonka Aden Cadde oo wax badan laga badalay

Muqdisho, 25 February 2016: Waxa shalay si rasmi ah uga howl bilaawday diyaarada Daalo tan iyo markii la…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad loo heysto dilkii Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo Maxkamadda la hor keenayo.

Muqdisho, 25 February 2016: Dad gaarayo lix ruux oo loo heysto dilka Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo 3-dii…

Posted in WARARKA MAANTA

“Waxaa la isla gartay in 2020 dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod”

Muqdisho, 25 February 2016: Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in si guul uu ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda shaqada oo digniin u dirtay dad ku qaraabanaya shaqaale geeynta Sacuudiga

  Muqdisho, 24 February 2016: Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa wax kama jiraan ku tilmaamtay lacagaha sida…