Author: Ali Omar Ghedi
Maxkamad Kutaal Malta Oo Xukun Ku Ridey Wiil Soomaaliyeed.
Muqdisho, 07 February, 2016: Maxkamad kutaal Jazeeradda Malta ayaa waxa ay 21 jir u dhashay Soomaaliya ku xukuntay xabsi…
Madaxweynaha oo maanta hortagaya Baarlamaanka, Khudbadna ka jeedi-doono
Muqdisho, 07 February, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in uu maanta hortago Golaha…
Dad loo qabtay Qarixii Diyaarada Daallo iyo Ammaanka Garoonka oo la Adkeeyay
Muqdisho, 07 February, 2016: Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay,…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Booqday Wasaaradda Batroolka.
Muqdisho, 06 February, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo…
Wasiirka Gaashaandhigga: “Marko waxaa gacanta ku haya Ciidamadda Xoogga dalka iyo AMISOM”
Muqdisho, 06 February, 2016: Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo weheliyo Wasiirka Warfaafinta…
Somali authorities identify suspect in jetliner blast
Nairobi, Kenya (CNN)The man sucked out of a Somali airliner after an inflight explosion has been identified…
Soomaaliya Oo Markale Dacwad Ka dhan ah Kenya U Gudbisey Maxkamadda Hegue.
Muqdisho, 06 February, 2016: Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay in Xeer ilaalinta guud ee dowladda federalka ah…
FBI oo ku biirtay baaritaanka Diyaaraddii Daallo
Muqdisho, 06 February, 2016: Qayb yar oo ka socda FBI oo Mareykanka ka timid ayaa soo gaaray magaalada…
Al-Shabaab oo Magaalada Marka la wareegay kadib markii ay AMISOM ka baxeen
Muqdisho, 05 February, 2016: Ciidan ka tirsan Al-Shabaab, ayaa la wareegay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,…
Kulankii Dhexmaray Axmed Madoobe- Micheal Keating iyo wixi ka soo baxay
Muqdisho, 05 February, 2016: Madaxa maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta…
Malaayiin gabdha ah oo habka fircooniga loo guday ayaa ku nool Aduunka
Muqdisho, 05 February, 2016: Qoraal ay Hey’ada UNICEF ayaa lagu sheegay in aduunyada ay ku noolyihiin ilaa iyo…
Boqolaal Soomaali ah oo si xun ugu dayacan xabsiyada ku yaala Sacuudiga
Muqdisho, 05 February, 2016: Dad lagu qiyaasay 700 oo Soomaali ah oo isugu jirta haween, rag iyo caruur…