Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo soo iibsatay gawaari an rasaasta karin

Muqdisho, 02 February, 2016: Warar naga soo Nairobi ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay soo iibsatay gawaari gaashaaman…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo joojineyso duulimadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

Muqdisho, 02 February, 2016: Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Kenya Oo Heshiis Iskaashi Kala Saxiixday.

Muqdisho, 02 February 2016: Dowlada Soomaaliya iyo Kenya, ayaa bishi Jenuary ,31-keedi 2016, magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta ka doodaya sharciga qaxootiga

Muqdisho, 01 February 2016: Xildhibaananda Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee…

Posted in NEWS in ENGLISH

Africa threatens to quit United Nations

Muqdisho, 01 February 2016: Africa has threatened to withdraw from United Nations if reforms are not done in its…

Posted in WARARKA MAANTA

War murtiyeedka laga soo saaray shirkii Adis Ababa iyo arin farxad u ah Soomaaliya

Muqdisho, 01 February, 2016: Shir laba maalin socday oo golaha wasiirada arimaha dibada dalalka xubnaha ka ah IGAD…

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiis laga qaato Baasaboorka Soomaaliya, Oo laga hirgeliyey Maraykanka.

Muqdisho, 01 February, 2016: General Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo ahTaliyaha Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda federalka ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirki Midowga Afrika

Muqdisho, 31 January, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatey horumar…

Posted in WARARKA MAANTA

Tarsan oo Kashifay sababta uu Xilka uga qaaday Mweyne Xasan Sheekh

Muqdisho, 31 January, 2016: Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir haddana ah Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Bulshada ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Waamo State oo nagu soo Korodhay: Hala Gardaadsho

Muqdisho, 31 January, 2016: Waxaa Magalada Muqdisho looga dhawaaqay Maamul Cusub oo loogu magacdaray Waamo State lana sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Madaxeedki Afrika oo maalinti labaad ka socda Adis- Ababa

Muqdisho, 31 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taal Manchester oo 30-sano ku xukuntay Dhalinyaro Soomaali oo Kufsi lagu Eedeeyay

Muqdisho, 30 January, 2016: Maxkamad ku taal magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska ayaa 30-sano oo xabsi ah ku…