Category: Uncategorized

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DAG-DAG:-Madaxweynaha Soomaaliya oo furay Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada

Muqdisho | April 15, 2017-– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Goor Dhow Madaxtooyada Soomaaliya ka furay…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Urur Diimeedka Asaaciduuna Bil-Xaq Oo Laga Mam nuucay Midkamidah Maamul goboleedyada Dalka

Muqdisho | April 15, 2017-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhammaan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo la soo tusay xarumaha dowladda Hoose

Muqdisho | April 15, 2017-Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga oo Lacag ku wareejiyay Guddiga Abaaraha Qarka

Muqdisho | April 15, 2017–Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa maanta Guddiga gurmadka Abaaraha ku…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:-Taliyaha ciidamad Xooga Dalka Oo booqday askar dhaawac ah

Muqdisho | April 15, 2017–Taliyaha ciidamada Xooga Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa booqday Ciidamo ka tirsan Xoogga…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Xiisad Adag Oo U Dhaxaysa Maraykanka Iyo Kuuroyada waqooyi

Muqdisho | April 15, 2017-Dowladda Kuuriyadda Waqooyi ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay jawaab…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Inkabadan 2,000 tahriibayaal ah oo maanta gaaray xeebaha dalka Talyaaniga

Muqdisho | April 15, 2017Afhayeen u hadlay ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in illaa 19 howlgalo…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Daba Goordhaw ka kacay xafad kamid ah xafadaha magalada muqdisho

Muqdisho | April 15, 2017–Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Oodweyne ee degmada Dayniile ayaa waxa ay sheegayaan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DHAGAYSO:-Gudoomiyaha G/Banaadir Oo Howlo Kormeer ah Ku Tagay Visha Geverno

Muqdisho | April 15, 2017-Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta kormeeray xafiisyadda ay…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DAAWO SAWIRADA:-Kulan looga hadlayey dib u eegista Dastuurka dalka oo Maanta Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho | April 14, 2017-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Kulan kula yeeshay…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayey dib u eegista Dastuurka dalka oo Maanta Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho | April 14, 2017-Kulan looga hadlayey dib u eegista Dastuurka dalka ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ee…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Qaban Qaabada Shirkii Ugu Horeeyay ay Isku Horfariisanayaan Doowlada Cusub iyo Maamul gobadaleedyada Oo Laga Dareemaya Muqdisho

Muqdisho | April 14, 2017- Waxaa Saacadihii aynu ka soo gudubnay soo gaaray Magaalada Muqdisho qaar ka…