Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somalilandoo ka qaybgalay xaflad lagu soo xidhayey dufcaddii saddexaad
Axad: July: 11, 2021 Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay xaflad lagu soo…
Farmaajo oo ka hadlay guusha Abiy ee doorashada Itoobiya
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib igu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay…
Labo Gabadh oo Soomaali ah oo laga doortay Addis Ababa
Axad: July: 11, 2021 Waxaa markii ugu horeesay taariikhda oo ay Soomaali ka soo baxdo golayaasha magaalada…
Boob ka bilaawday Magaalada Johannesburg & Cabsi soo wajahday Soomaalida
Banaanbaxyo waa weyn oo rabshado wata ayaa ka bilaawday qeybo badan oo kamid ah xaafadaha Magaalada Johannesburg…
12 qof oo ku dhintay shil bas oo ka dhacay Turkiga
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday, 26 kalana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii uu gaari bas…
Taliyaha Ciidanka xooga oo gaaray Buulo-Burde
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Maanta gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan,…
Maamulka G/Banaadir oo Safiirka Qatar kala hadlay fulinta mashaariic
Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa ku booqday Xarunta Safaaradda Qatar ay ku…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay dalka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar…
Abiy Axmed oo ku guuleystay doorashooyinkii ka dhacay Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ku guulaystay aqlabiyad wayn oo uu ka helay doorashooyinka…
Puntland oo shaacisay qorsho la xiriira Amniga
Taliyaha xabsiga dhaxe Gobolka Mudug ee Puntland Gashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa shir jaraa’id oo uu…
12 qof oo ku dhintay shil gaari bas ah oo ka dhacay Turkey
Axad: July 11, 2021 Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday, 26 kalena waa ku dhaawacmeen, kaddib…