Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wargeyska Foreign Policy oo wax ka qora siyaasadda Arrimaha dibedda

Isniin: July 12, 2021 Wargeyska Caalamiga ah ee Foreign Policy oo wax ka qora siyaasadda Arrimaha dibedda ee dalalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo ka hadlay qoys Xooolo dhaqato oo lagu laayay Mudug.

Isniin: July 12, 2021 Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire falagle ayaa ka hadlay qoys  Xooolo dhaqato…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirada Caafimaadka Dr Fawziya oo booqatay isbitalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir

Isniin: July 12, 2021 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa booqatay isbitalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Amiir caan ah oo muslim ah oo lagu afduubtay Galbeed gobolka Kaduna ee dalka Nigeria

Isniin: July 12, 2021 Amiir caan ah oo muslim ah oo lagu magacaabo Al Xassan Adamu Kajuru…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada Koofur Galbeed oo gaaray Magaalada Baydhabo

Isniin: July 12, 2021 Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay gaareen…

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneraal Xuud “Yuusuf Dabageed iyo Cali Guudlaawe isku mid ayey inoo yihiin, mana iman karaan Baledweyne

Isniin: July 12, 2021 Jen. Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo ah hogaamiyaha maleeshiyo diidan Maamulka Hirshabelle oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo daah-furay ololaha beerista 4 Malyan oo Geed

Isniin: July 12, 2021 Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xulka Qaranka Talyaaniga oo markii labaad ku guuleystay Koobka EURO 2020

Isniin: July 12, 2021 Xulka Qaranka Talyaaniga ayaa 53 sano ka dib markii labaad ku guuleystay Koobka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qatar oo cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday Faarax Qaroole.

  Axad: July: 11, 2021 Dowladda Qatar ayaa cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday taliyaha Booliska Gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Caawa ee cayaaraha EU London iyo Rome tee laga dabbaal degi doonaa koobka?

Axad: July: 11, 2021 England waxay caawa baadigoob ugu jirtaa in ay samayso taariikh oo ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Human Rights Watch oo sheegtay in jirdil loo geystay maxaabiis ku jira xabsiyada Sacuudiga

. Axad: July: 11, 2021 Haayadda Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha Human Rights Watch ayaa sheegtay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isulwasaare Rooble oo Muqdisho ku laabtay

Axad: July: 11, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dib ugu…