Category: WARARKA MAANTA
dagaal ka dhacay Sudan iyo Ciidamada Sudan oo gaaray goobta lagu dagaalamay
Isniin: July 5, 2021 Uggu yaraan labaatan qof ayaa lagu diley dagaal qabiil oo uu sababey dhul…
Madaxweyne Laftagareen oo ka qeygbalay shir ay lahaayeen golaha wasiirada Nigeria
Isniin: July 5, 2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta furay shir ay lahaayeen…
War-saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka oo lagu soo dhaweeyay Shirkii madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran
Isniin: July 5, 2021 War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxa…
Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabtaoo is-weydaarsaday hadallo kulul
– Isniin: July 5, 2021 Sacuudi Carabiya iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta ayaa is-weydaarsaday…
Ciidamada Itoobiya oo heegan uggu jira sidii ay ku difaaci lahaayeen wabiga nile
– Isniin: July 5, 2021 Ciidamada Itoobiya, ayaa sheegay iney heegan buuxa uggu jiraan sidii ay ku…
Guddoonka guddiga doorashada Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo la doortey goor dhawayd
Isniin: July 5, 2021 Doorashada Guddoonka Guddiga maamulaya doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa saaka oo Isniin ah…
Mareykanka oo walaac ka muujiyay keydka hubka Nukliyeerka Shiinaha
Isniin: july 5, 2021 Mareykanka ayaa sheegay in kordhinta keydka hubka Nukliyeerka ee Shiinaha ay tahay arrin…
Puntland oo shaacisay liiska golaha deegaanka Bandar Beyle.
Isniin: july 5, 2021 Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay Liiska Xubanaha golaha deegaanka Degmada…
Maayarka Hargaysa Cabdulkariim Mooge oo sheegay in la furayo Wadooyinka xiran
Isniin: july 5, 2021 Duqa magaalada Hargeysa, Cabdulkariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in waddooyinka xiran ee magaalada,…
Jeff Bezo oo iska casiley hoggaamintii shirkadda Amazon
Isniin: july 5, 2021 Jeff Bezo ayaa iska casiley hoggaamintii shirkadda Amazon, isagoo in muda ah soo…
deegaanka Lag Dheera oo ka tirsan Garissa Kenya oo abaaro xoogan dadkii daganaa uga hayaameen
Isniin: july 5, 2021 Wararka naga soo gaaraya deegaanka Lag Dheera oo katirsan ismaamulka Garissa ee Kenya,…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shirar uga qeyb galay dalka Nigeria
Isniin: july 5, 2021 Cabdulcasiis Xasan Maxamed “Lafta Gareen”, oo ah Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee…