Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wadaadka mayalka adag ee Indonesia oo lagu xukumay afar sano oo xarig ah

Axad: June 27 2021 Wadaadka mayalka adag ee saameynta badan ku leh dalka Indonesia ayaa lagu xukumay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Puntland ee Gaalkacyo oo goor dhaweyd toogatay 18 qof oo Alshabaab

Axad: June 27 2021 Maxkamadda Ciidamada Puntland ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa goor dhaweyd toogatay 18 qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegtay in ay jiraan walxo duula oo lagu arkay Hawada Maraykanka

Axad: June 27 2021 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in wax faahfaahin ah aysan ka bixin karin walxo…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Somaliland oo Owdal ku xiray dhalinyaro u dabaal degeysay munaasabadda 26-ka Juun

Sabti: June 26 2021 Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta magaalada Boorama ee gobolka Owdal ku xirxiray dhalinyaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka

Sabti: June 26 2021 Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka wuxuu ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo garsoorayaal u magacaabay Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha Galmudug

Sabti: June 26 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta garsoorayaal u magacaabay Maxkamadda Sare…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad uu saarnaa Madaxweynaha Colombia oo Rasaas lagu Furay

Sabti: June 26 2021 Waxaa la rasaaseeyay diyaarad siday madaxweynaha Colombia xilli ay mareysay meel u dhaw…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda maamul-goboleedyada oo Magaalada Muqdisho ku soo qulqulaya

Sabti: 26 2021 Waxaa magaalada Muqdisho ku sii qulqulaya madaxda mamaul-goboleedyada, oo la filayo inay ka qyeb…

Posted in WARARKA MAANTA

Siciid Deni oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

Sabti: 26 2021 Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Sh.Axmed: “Waa in aan waqti ku bixinno qancinta Walaalaha Waqooyiga”.

Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta waxa uu ka hadlay muhiimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Somalia oo buuxisay qeybta ugu badan qodobada Axdi qarameedka xuquul Insaan ee QM

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & faah faahin laga helayo

Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaana…