Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax goor dhawayd lala beegsaday gawaari uu la socday wasiirka amniga Puntland

Sabti: June 26 2021 Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee Puntland ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxyo lala eegtay mas’uuliyiin ka tirsan Puntland & khasaaro ka dhashay

Qaraxyada oo laba ahaa ayaa waxaa duleedka Deegaanka Bali dhidin ee Gobolka Bari lagula eegtay gaadiid ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo Maanta Ubax dhigay Taalada Dhagax-tuur ee Magalada Muqdisho

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoraaga buugga The New Black Awakening oo sharraxaya tabashooyinka dadka laga tirada badanyahay

Sabti: June 26 2021 Dhawaan waxaa dalka Mareykanka maamuus loo sameeyey, fasaxna laga dhigay maalintiii la soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in la kordhin doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ka hadlay howlgallada Ciidamada dowladda ka wadaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo Ubax dhigay taallada dhagax-tuur si loogu maamuso halgameyaashii naftooda u soo huray Xorriyadda

Sabti: June 26 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta Ubax…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo” Siyaasiyiinta Soomaalida waa daneystayaal ee Dhalinyarada hakacaan”

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 26-ka June ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiilka uu awowga u yahay feeryahankii Maxamed Cali Kalaay oo doonaya inuu sii wado shaqadii awowgi

Sabti: June 26 2021 Wiilka uu awowga u yahay feeryahankii Maxamed Cali Kalaay ayaa haatan doonaya inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Puntlandoo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 26-ka June.

Sabti: June 26 2021 Mudane Axmed Karaash, ayaa ku hambalyeeyay dhammaan dadka Soomaaliyeed sannad-guurada 61-aad ee ka…

Posted in WARARKA MAANTA

maxkamad ku taala Dallka Faransiiska oo sii daysay Haweeney dishay ninkeeda

Sabti: June 26 2021 Valérie Bacot, oo tacaddiyadii ay nolosheeda kala kulmi jitay ninkeeda ay ka fajiciyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed madoobe oo goor dhawayd gaaray magaalada Muqdisho

Sabti: June 26 2021 Madaxweyne Axmed Madoobe oo hogaaminayay wafdi ka kooban labada gole ee Jubaland waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar joojisay isticmaalka daroogada oo haatan dadka ka wacyigelisa magaalada Minneapolis

Sabti: June 26 2021 Iyadoo maanta dunida lagu xusayo maalinta ka hortagga isticmaalka mukhaadaraadka iyo ka ganacsigiisa…