Category: WARARKA MAANTA
Baarlamaanka Uganda oo la xirey iyadoo uu si xawliga ah uggu dhex faafayo dalkaas Covid19.
Khamiis: June 24 2021 Baarlamaanka Uganda, ayaa si kumeel gaar ah loo xirey illaa iyo laba toddobaad,…
Dadka Nigeria oo u Ducaynaya Caruurtii lagu afduubtay schoolada si Ilaahey u soo sii daayo
Khamiis: June 24 2021 Dadka reer Zaria ee dalka Nigeria, ayaa qabanayey xaflado duco illaa iyo muddo…
Qasaaraha ka dhasahy duqeyn Hawada ah oo ka dhacday Dalka Itobiya oo soo kordhaya
Arbaco: June 23 2021 Tiro dad ah ayaa ku dhintey duqeyn hawada ah, halka kuwa kalana ay…
UNHCR oo ka bilawdey Dhadhaab diiwaan galinta qaxootiga doonaya iney dib uggu noqdaan Soomaaliya
Arbaco: June 23 2021 Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka qaxootiga (UNHCR), ayaa maanta ka bilawdey xeryaha…
Ciidamada AMISOMee Uganda oo ku wareejiyey ciidanka xoogga dalka saldhigga Maryan Gubaay
Arbaco: June 23 2021 Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda, ayaa maanta ku…
Midowga Africa oo shegay in Itobiya ay ka dhacday Doorasho Xalaal ah
Arbaco: June 23 2021 Korjoogtada doorashada ee ka socota Midowga Africa, ayaa sheegay in inkastoo ay…
South Afrika oo sheegtay in hooyada la sheegay in ay dhashay mataane 10 ah, aysan weligeed uur yeelanin dhalin
Arbaco: June 23 2021 Dowladda South Afrika ayaa sheegtay in Gosiame Sithole, oo ah “hooyada” la…
Madaxweynaha Koonfur Africa oo ku jah wareersan halkii uu dhigay computer-kiisii.
Arbaco: June 23 2021 Waxaa maanta baraha bulshada aad looggu wadaagayey video ku saabsan Madaxweynaha Koonfur…
Sheekh Umal oo ka hadlay falalka afduubka ah ee dalka Kenya ka socda
Arbaco: June 23 2021 \Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culimada Soomaalida ayaa ka hadlay…
isbeddello ka dhacay Israel iyo Iran iyo Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka Joe Biden
Arbaco : June 23 2021 Dhawaan waxaa ay isbeddello ka dhaceen dalka Israel iyo Iran oo hoggaan…
Dowladda Iran oo fashilisay weerar lagu soo qaaday’ xarun nukliyeer
Arbaco : June 23 2021 Shabakad warar oo ku dhow hay’adaha amniga Iran ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta…
Raggii dilay Jamal Khashoggi oo tababar ku qaatay dalka Mareykanka
Arbaco : June 23 2021 Afar ka mid ah raggii sanadkii 2018 ka qeybgalay dilkiii Jamal Khashoggi…