Category: WARARKA MAANTA
Rooble oo madaxda maamul goboleedyada ku marti-qaaday shir ka dhacaya magaalada Muqdisho
. Talaado: June 22 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu madaxda maamul goboleedyada…
Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo oo Dowladdda ku eedeeyay inay Safar ka Xayireen
Talaado: June 22 2021 Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) ayaa mas’uuliyiin ka tirsan…
Madaxda Barcelona oo Rajo ka qaba in ay soo iibsadaan Christian Ronaldo Xili uu u cayaaro Messi
Talaado: June 22 2021 Madaxa kooda Barcelona, Joan Laporta, ayey riyadiisa u dhaw dahay iney run noqoto,…
Madaxweynaha Turkey oo sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan waa cusub oo wanaagsan
Talaado: June 22 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay…
Calooshood u shaqeystayaal ka tirsan shirkadda Wagner oo lagu eedeeyey iney ku dileen toban ruux
Talaado: June 22 2021 Calooshood u shaqeystayaal katirsan shirkadda Wagner, ayaa lagu eedeeyey iney ku dileen toban…
Heesaa Nigerian ah oo loo xirey aflagaado la sheegay inuu u geystay Islaamka
Talaado: June 22 2021 Heesaa u dhashey Nigeria, kaasoo kusugan gobolka Kanu, ayaa la xirey, kadib markii…
Guddiga doorashada ee Itoobiya oo muujiyey walaaca ay ka qabaan is daba marin
Talaado: June 22 2021 Guddiga doorashada ee Itoobiya, ayaa muujiyey walaaca ay ka qabaan cabashooyinka la xiriira…
codbixintii Doorashada Itobiya oo la bilaabay Tirinta Codadka.
Talaado: June 22 2021 Natiijooyin hordhac ah ayaa kasoo baxaya codbixintii ay dhiibteen shaley shacabka ee doorashada…
Dooliyaal sababay in maxaabiis laga raro Xabsi ku yaala dalka Australia
Talaado: June 22 2021 Dooliyaal tiro badan ayaa ku qasbay xabsi ay ku jiraan kumanaan maxaabiis ah…
Afhayeenka gobolka Hiiraan oo ka hadlay dilkii xalay loo geystay guddoomiyihii dhalinyarada
Talaado: June 22 2021 Afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cabdi Muumin Cilmi ayaa faah faahin ka bixiyey…
Haweeney ka tirsanayd guddiga xalinta khilaafaadka maxkamadda kaaran oo saakay la dilay
Talaado: June 22 2021 Wararka ka imaanaya saakay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dil…
Qaramada Midoobay oo sheegtay in xadgudubyada lagula kaco carruurta Soomaaliya
Talaado: June 22 2021 Bayaan ka soo baxay Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xadgudubyada lagula…