Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Kabtanka xulka qaranka Soomaaliya oo eedeeyey xiriirka kubadda Somaliya

  Talaado:  June 22 2021 Xulka qaranka Soomaaliya ayaa guul daro kala kulmay dhigooda Cummaan, kulan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

New Zealand oo xayiraaddii ka qaaday Australia kadib Xanuunka Covid 19-

 Talaado:  June 22 2021 Dowladda New Zealand ayaa ku dhowaaqday in wixii ka dambeeya maanta oo Talaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada degmada Dayniile oo xalay Gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle dilay ka Gudoomiyihii Waaxda shanaad

Talaado:  June 22 2021 Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay mid kamid ah saddex nin oo xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Milatariga Lubnaan oo kaalmo weeydistay quwadaha adduunka

Talaado:  June 22 2021 Milatariga Lubnaan ayaa kaalmo weeydistay quwadaha adduunka si looga caawiyo inay ka badbaadaan…

Posted in WARARKA MAANTA

90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa dalka Libiya oo la sii daayay.

Talaado:  June 22 2021 90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo amray dhammaan hay’adaha kala duwan ee dowladda Puntland

Talaado:  June 22 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku amray dhammaan hay’adaha kala duwan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Iskaashatada kalluumeysatada Banaadir oo soo dhaweeyay in Muqdisho la keeno jaadka Addis ababana la geeyo kalluunka

Talaado:  June 22 2021 Iskaashatada kalluumeysatada gobolka Banaadir ee Dan-kulmis ayaa soo dhaweeyey heshiiskii ku saabsanaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble iyo Dowlad Goboleedyada oo la filayo in bilowga todobaadka soo socda shir ku yeeshaan Muqdisho.

Talaado:  June 22 2021 Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal wasaaraha Pakistan oo sheegay inDagaal ka dhaco Afghanistan marka ciidamada caalamiga ka baxaan

. Isniin June 21 2021 Raisal wasaaraha Pakistan Cimraan Khan ayaa sheegay in welwelkaugu weyn ee ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy ahmed oo codkiisa ka dhiibtay deegaankiisa Beshasha oo uu ku tegay diyaarad helikobtar ah.

Isniin June 21 2021   Doorashooyinka gobol iyo kuwa baarlamaaniga ah oo waqtigooda ka soo daahay ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabadhii Amiirad Amiirad Latifa Dubai ee la weysanaa oo garoonka Madrid laga helay

  Isniin June 21 2021   Waxaa soo baxay sawir muujinaya Amiirad Latifa, oo ah gabadha Amiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga madaxa-bannaan la-dagaalanka musuq maasuqa oo ka hadlay doorashoyinka dalka.

  Isniin June 21 2021   Guddiga madaxa-bannaan ee la-dagaalanka musuq maasuqa ayaa soo saaray war-saxaafadeed digniin…