Category: WARARKA MAANTA
Donald Trump oo ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga manuucday dalkeeda Twitter-ka
June 9 2021 Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga…
Beijing oo ka falceliyay qorshaha uu Mareykanku ku doonayo in uu kaga hor tago rajada USA.
June 9 2021 Xukuumadda Beijing ayaa ka falcelisay qorshaha uu Mareykanku ku qarashgareynayo laba boqol iyo…
Dowlada Ciraaq oo sii deysay taliye lagu soo eedeyay weerar saldhigyada Mareykanka
June 9 2021 Mas’uuliyiinta Ciraaq ayaa sii daayay taliye la yirado Qaasim Muslih oo ka tirsan…
Afhayeenka ururka ONLF oo ka falceliay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Dowlad Deegaanka
June 9 2021 Madaxeynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa ururada mucaaradka deegaankaasi ku eedeeyay in ay…
Xasan Sheekh Maxamuud “ Marna Dhalinyaradii loo qaaday Ertirea wala iibsaday
. June 9 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrinta dhalinyaradii ay…
Macron oo hoos u dhigay muhiimadda dharbaaxadii shalay kuna tilmaamay mid iska caadi ah oo aan dhib lahayn.
. June 9 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa hoos u dhigay muhiimadda kuna qeexay “mid kali…
Yoweri Museveni oo magacaabey 31 wasiir, iyo ku xigeenadooda oo gaaraya 50.
June 9 2021 Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa magacaabey 31 wasiir, iyo ku xigeenadooda oo gaaraya 50….
Shir laga yeeshay Amniga xuska maalmaha Xorriyadda
Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June…
Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah
Xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamo…
Weerar lagu dilay Koox Miino baarayaal ah
Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan,…
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal sameeyay
Ciidanka xooggga dalka Qeybta 27-aad ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa saacadihiia soo dhaafay…
Taliska Booliska Gobolka Nugaal oo amaro ka soo saaray Amniga
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed aadan jaamac ayaa sheegay in degaannada Gobolka Nugaal uu…