Category: WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo soo dhawaysay xukunkii lagu riday taliyihi hore ee millatarigii Seerbiya
June 6 2021 Maxkamadda danbiyada dagaalka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ayidday xukunka danbiyada dagaal ee horay…
Madaxweyne Macron oo qof shacab ah uu dharbaaxo ku dhuftay isaga oo booqanaya gobolka Drome ee dalka Faransiiska Dawo Muqalka
June 6 2021 Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa fadeexad xooggan la kulmay maanta kadib markii qof shacab…
Sawiro:-Duqa Muqdisho Oo Howlo Kormeer Iyo Dhagax Dhig Maanta Ka sameeyey Dagmada C/Caziiz Ee G/Banadir
Xeebta Suganta Liido ee Degmada Shingaani oo ay ku yaalaan dhismooyin Taariikhi ah oo ka turjumaayo taariikhda…
QM oo ku baaqday joojinta Bacaha lagu qubo Badda
8-da June waa maalinta loo gaarka leeyahay in lagu soo bandhigo faaiidooyinka Khayraadka Badda, Dhibaatooyinka ay la…
Badhaadhe Fuustada Biyaha waa $10.
Xaalad biyo la’aan ah ayaa ka taagan Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose, biyaha laga keeno meelo…
Taliska Booliska oo sheegay in heegan la geliyay Ciidanka sugaya Amniga doorashada
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar) ayaa markale sheegay in dowladda Soomaaliya ay heegan…
Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa Ciidanka Kumaandoosta Soomaliyeed ee DANAB waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Cali…
Taliye Xijaar oo shaaciyay amar ku socda Saraakiisha & Ciidamada Booliska
Iyada oo mararka qaar ay jirto cabasho Shacaba ku nool Magaalada Muqdisho ay ka cabanayaan Ciidamada ku…
Suudaan oo sheegtay inay qabsatay degaano ku yaal Itoobiya
Sudaan iyo Itoobiya ayuu Dagaal goos goos ah dhaxmarayay tan iyo Bishii November ee sanadkii hore, iyada…
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo soo saartay go’aan ka dhan ah Soomaalida
Maxkamada ugu sarreeysa dalka Maraykanka ayaa soo saartay go’aan ay dad baddan oo soo galooti ku ah…
Madaxweyne Deni oo amar siiyay laamaha Amniga
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah furay Barnaamijka Qorsheynta Dhulka Caasimadda Garoowe. Kulanka oo…
Ganacsatada Puntland oo bilaabay in ay daadiyaan Lacagta Shilin Soomaaliga
. June 8 2021 Qaar kamid ah Ganacsatada Puntland, ayaa bilaabay in ay daadiyaan Lacagta Shilin Soomaaliga…