Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Rabshadaha ka jira Haiti oo kordhayo iyo shacab galay saldhig Boolis

. June 8 2021 Waxaa cirka isku sii shareeray rabshadaha ka jira dalka Haiti, xili khalalaasaha ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar loo adeegsaday gaari dad la jiirsiiyay oo ka dhacay gobolka Ontariyo ee Canada

. June 8 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Canada  ayaa sheegaya inn Saraakiisha booliska ay sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Gariiga oo sheegtay in aysan qaabili doonin Qaxootiga u dhashay Syria iyo Soomaaliya

. June 8 2021 Dowladda Gariiga ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin dadka magangalya doonka ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabab oo weeraray laba gaari oo bas ah oo marayay meel u dhow magaalada Mandera

. June 8 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Kenya gaar ahaan ismaamulka mandhera ayaa sheegaya in koox…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Murashaxiinta oo kala jabay, wax ka ogow Qeybaha u kala jabeen

. June 8 2021 Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Isu soo bax kooxaha diimaha ay ku qaban lahaayeen Qudus oo la baajiyay shalay

June 8 2021 Qabanqaabiyeyaasha isu soo bax ay kooxaha diimaha israa’iil ku qabanayaan Qudus ayaa la baajiyay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhooba-daareed “ Puntland kamay celin doorashada Somaliland dhulka Maakhir ee dadka ayaa diiday

June 8 2021 Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed), ayaa beeniyay sheegashada xukuumadda Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal ka dhacay Sudan una dhexeeyay qabaa’ilka carabta iyo kuwa aan carabta ahayn

June 8 2021 Ugu yaraan 36 qof ayaa ladilay tobanaan kalena waa la dhaawacay ka dib iska…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay guri ay Al-shabaab ku Diyaariyaan qaraxyada oo ku yaala degmada Qoryoolay

June 8 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal iyo saraakiil ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada sare Maraykanka oo soo saartay in sharciga degenaanshaha dalkaas

June 8 2021 Maxkamada ayaa go’aan ka soo saartay in sharciga degenaanshaha ee loo yaqaano Kaarka Cagaaran…

Posted in WARARKA MAANTA

Dumarka daka Pakistaan oo loo diiday in ay ka Ganacsadaan Xuduuda u dhaxaysa India iyo Pakistaan

June 8 2021 Ka dib dilkii ganacsade Hinduu ah oo lagu dilay aagga deegaanka Vidh ee degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Farxaan Qaroole oo kormeer ku tegay qeybo ka mid Wadada Muqdisho iyo Afgooye..

 June 7 2021 Taliyaha ciidanka booliska qeybta gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa maanta kormeer ku tegay…