Category: WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe oo ka qeybgalay munaasabada dhaarinta golaha Wasiirada uu magacaabay
June 3 2021 Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabada dhaarinta golaha Wasiirada…
Qaramada Midoobay oo sheegtay kumanaan Falastiniyin ah u baahan yihiin Gurmed oo deg deg ah
June 3 2021 Masuuliyiin ka socda Qaramada Midoobay iyo Hay’adda Laan qeyrta Cas ayaa booqday marinka Gaza…
Xildhibaan Qaasim oo ka soo baxay xisbiga Waddani oo ka soo jeeda Beesha H/gidir oo ku guuleystay kursiga
June 3 2021 Warar hordhac ah oo ka soo baxaya tirinta codadka doorashooyinkii isku-sidkanaa ee ka qabsoomay…
Somaliland oo Shaacisay Magacyada murashaxiinta xisbiyada ku guuleystay gobolka Sool
June 3 2021 Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka…
Mareykanka oo Qirtay Dilka 23 ruux oo shacab ah oo ku geeriyooday duqeymihii 2020-kii
June 3 2021 Milatariga Mareykanka ayaa qaatay mas’uuliyadda dilka illaa 23 ruux oo shacab ahaa, kuwaas oo…
10 qof oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay tuulo ku taal waddanka Masar
3 June 2021 Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay tuulo ku taal…
Waardiye Kenyan ah oo ay Qatar ku eedeysay inuu lacag ka helay
3 June 2021 Waardiye Kenyan ah oo ay Qatar ku eedeysay inuu lacag ka helay “wakiil ajnabi…
SAWIRO:-RW Rooble oo gaaray Jowhar kormeerna bilaabay
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad…
41 sano jir u dhashay Shiinaha oo noqday qofkii ugu horreeyay ku dhaco caabuq
3 June 2021 Nin 41 sano jir ah oo u dhashay Shiinaha ayaa la xaqiijiyay in uu…
Wafdi horudhac u ah socdaalka Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Jowhar
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa gaaray Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo…
Natiijada doorashada Somaliland ee degmooyinka qaar oo si hordhac ah loo shaaciyay
Guddiga doorashooyinka Soomaliland ayaa soo saaray natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Golayaasha degaanka 13 kamid ah degmooynka…
Dowladda Ingiriiska oo Ciidamo horleh u tababareysa Soomaaliya
Dowladda UK oo kamid ah dowlaaha taageera dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhawaan…