Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Lafta-gareen oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Bakool.

June 3 20212 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Bam-gacmeedka xalay lagu Kismaayo

June 3 20212 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaare ka dhashay bam-gacmeed xalay lagu weeraray…

Posted in WARARKA MAANTA

Germany iyo Russia oo dib u soo celiyay duulimaadyadii kadib markii ay joojiyeen shalay.

June 3 20212 Dalalka Germany iyo Russia ayaa dib u soo celiyay duulimaadyadii tooska ahaa ee u…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax C/raxmaan C/shakuur oo bilaabay ololaha doorashadiisa

June 2 2021 Kadib markii dhawaan heshiis rasmi ah laga gaaray arrimaha doorashooyinka oo in muddo ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Jabuuti oo ka cabanaya shuruuc ay dowladdu soo rogtey cudurka Covid19

June 2 2021 Wasiirka cusub ee caafimaadka ee dalka Jabuutii Dr. Axmed Rooble Cabdulle, oo dhowaan loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka cadaaladda oo ka hadlay Rasaas galabta lagu furay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 2 2021 Saacado kadib Weerar lagu qaaday gaadiid uu la socday Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Kolonyo Gaadiid oo uu la socday Madaxweyne Xasan sheikh oo goor dhawayd Rasaas lagu furay

June 2 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka dhacay Rasaas lagu riday gaadiid uu la socday…

Posted in WARARKA MAANTA

Goordhoweyd oo la shaaciyay natiijadii ugu horeysay ee doorashada Goleyaasha degaanka Somaliland.

June 2 2021 Wararka ka imaanaya Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in goordhoweyd lagu dhawaaqay natiijadii ugu horeysay…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkey oo rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo Khaliijka

June 2 2021 Turkey ayaa rajeyneysa inay sare u qaado Iskaashiga Masar iyo dalalka Khaliijka ayada oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirinta codadka Doorashada Somaliland oo wali socota

June 2 2021 Qeybo badan oo ka mid ah jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqdey ee Somaliland,…

Posted in WARARKA MAANTA

Kaluumeysato Soomaaliya oo ka digay inuu nabaad guurayo nooc kamid ah kalluunkii Somali

June 2 2021 Kaluumeysatada maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa ka digay inuu nabaad guurayo noocyo kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda gaashaandhiga Iran oo shaacisay in Markab dagaalka uu ku degay meel u dhaw

June 2 2021 Wasaaradda gaashaandhiga dalka Iran ayaa shaacisay in mid ka mid ah maraakiibteeda dagaalka uu…