Category: WARARKA MAANTA
Tartame ka soo jeeda beelaha la Yaso Somaliland Barkhad Jaamac oo lagu wado in uu Guuleesto
June 2 2021 Natiijada doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada Somaliland ayaa si weyn loo sugayaa, taas oo…
FBI oo ka gaabsatay baaritaanka dilkii Ganacsade Maraykan ah lagu dilay Kenya
June 2 2021 Xafiiska Dambi Baarista ee Federalka Mareykanka ayaan ka sii qeyb qaadan doonin sidii loo…
Midowga Musharraxiinta oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Muqdisho
June 2 2021 Waxaa magaalada MUqdisho xalay ka dhacay kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Midowga…
Nabad Sugidda Jubbaland oo gacanta ku dhigay miinooyin Alshabaab ku aaseen Kismaayo
. June 2 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo…
biyo la’aan ka jirta Congo kadib markii uu ka qarxay folkaane sida ay sheegtay MSF
. June 2 2021 Ku dhowaad 500,000 oo qof oo ku nool Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa…
Midowga Africa oo joojiyay xubinnimada dalka Mali ee ururkaas
June 2 2021 Midowga Africa ayaa si kumeel gaar ah u joojiyay xubinnimada dalka Mali ee ururkaas,…
Israel oo sheegtay in safiirka UAE u dalkas u Booqday Guriga madaxa Golaha Wadaadada Israel
June 2 2021 Wasaaradda arrimaha dibedda ee Israel ayaa sheegtay in safiirka Imaaraatka u jooga Israel uu…
Somaliya “ Bayaanka Kenya nama quseeyo, wax walaac ahna naguma hayo
June 2 2021 Sarkaal sare oo Soomaali ah ayaa jawaab ka bixiyey hanjabaadda ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda…
Qaramada Midoobay oo sheegtay in boqolkiiba sagaashan gobolka Tigray
June 2 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa sheegtay in ka badan boqolkiiba sagaashan dadka…
garsoorayaashii dhageystay kiiska dacwadda badda Somaliya iyo Kenya ee ICJ oo geeriyooday.
June 2 2021 ames Richard Crawford oo ka mid ahaa garsoorayaashii dhageystay kiiska dacwadda badda Soomaaliya iyo…
iskuul islaami ah oo ku yaalla Nigeria oo sheegay in la afduubtay 26 arday.
June 2 2021 Maamulaha iskuul islaami ah oo ku yaalla dalka Nigeria oo AxadiI laga af-duubtay arday…
Qaramada Midoobay oo aad uga Dayrinaysa Xaladda dadka ku nool gobolka Tigray
June 2 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ayaa sheegtay in in ka badan boqolkiiba sagashan…