Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka howlaha guud Uganda oo dhawac halis ah loo Geystay iyo gabdhiisa oo ku dhimatay

June 1/2021 Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda, horeyna u ahaa talyihii ciidanka difaaca ee dalkaasi, Gen….

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab iyo Ciidamada Dowlada oo ku dagaalamay inta u dhexeysa Buulo-Burte iyo Jalalaqsi.

June 1/2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay dagaal kulul oo saakay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo dowladda Soomaaliya ku eedeeysay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska DP world

June 1/2021 Baarlamanka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

booliiska Dayniile oo xalay toogtay askari dhac ka Gaysanayay xaafada Raadeelka

June 1/2021 Wararka ka imanaya Degmada Dayniile ee Gobolka banaadir ayaa sheegaya in Ciidamada booliiska saldhiga degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin looga shakiyey inuu dilay in ka badan 70 Shabeel oo Bangaldesh lagu xiray

  June 1/2021 Nin looga shakiyey inuu ugaarsaday in ka badan 70 Shabeel oo ka mid nooca…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo lagu eedeeyay afduub loo geystay nin lagu waayay gudaha Nairobi

June 1/2021 laamaha ammaanka ee Turkiga ayaa xiray wiil uu adeer u yahay wadaadka Fetullah Gulen kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudi Carabiya oo ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda

June 1/2021 Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda oo ahayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo kala dirtay guddi qaabilsanaa dhismaha golayaasha degaanka

June 1/2021 Dowlad goboleedka Galmudug ayaa kala diray guddi qaabilsanaa dhismaha golayaasha degaanka maamulkaas kadib markii khilaaf…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo saakay ku wajahan magaalada Qardho

June 1 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay soo gaaray caasimadda Garoowe, ayaa saaka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel oo sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag ah

June 1/2021 Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel, Naftali Bennett ayaa  sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo galabta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Golaha Midowga Musharaxiinta

\May 31 2021  Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ku hanjabtay inay joojinayso Diyaaradaha Shaqaalaha UN-ka ee Muqdisho aada.

\May 31 2021 20 maalin ayaa ka soo wareegtay Markii Dowladfa Kenya ay joojisay dhamaad Duulimaadyadii Rayidka…