Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Jabriil Xaashi oo ka hadlay khilaaf soo kala dhexgalay Jaaliyadda Soomaalida Nunspeet [WARAYSI]

Sebti, 22 Mey [Qaranimo Online] Jabriil Xaashi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida, kana tirsan Jaaliyada Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay doox ay ku dabaalanayeen Magaalada Garowe

May  22 2021 Ilaa iyo shan carruur ah oo labo ka mid ah ay hablo yihiin oo…

Posted in WARARKA MAANTA

maxaabiista jeelasha Mareykanka oo geeriyooday markii ay neefta ku dhegtay

May  22 2021 Mid ka mid ah maxaabiista jeelasha Mareykanka ayaa geeriyooday kaddib markii ay neefta ku…

Posted in WARARKA MAANTA

shirkii Teendhada Afisyoone ee arrimaha doorashooyinka oo furmay

May 22 2021 Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyoone waxaa goor dhow si rasmi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay dagaalkii ka dhacay Jowhar

Wasiirka  Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo u digay Madaxda Xisbiyada & Musharixiinta

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa digniin ka soo saaray howlaha doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo degaanka Soomaliland, xilli Maalinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka wadatashiga doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Teendhada Afisiyooni waxaa Maanta ka furmay  Shirka Madasha wadatashiga Arriimaha doorashooyinka dalka….

Posted in WARARKA MAANTA

Dhoolatus u bilowday Milliteriga Masar iyo Imaaraadka

Ciiddamo ka kala socda kuwa Khaaska ee dalalka Masar iyo Imaaraadka Carabta  ayaa waxaa u furmay Dhoolatus…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo kala dhex-dhigtay Maleeeshiyo Beeleed dagaalamay

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybaha 27aad & 21aad ayaa waxaa  la kala dhex-dhigay laba Maleeshiyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Guddoomiyaha Wanla-weyn iyo Guddoomiyaha arimaha bulshada oo ka socda halkaas

May 22 2021 Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada hoose  saakay  ayaa sheegaya in halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde goor dhawayd

May 22 2021 Waxaa goor dhawayd soo gaaray garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda oo B/weyne ku xir xiray Odayaasha dhaqanka Beelihii ku Dagaalmayay

May 22 2021 Ciidamada Dowladda Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo Saacadahii ugu dambeeyay howgalo ka…