Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada Kenya oo qarax lagula eegtay deegaanka Banisa degmada Mandheera
may 21 2021 Ciidamo ka tirsan booliiska Kenya ayaa qarax maanta lagula eegtay deegaanka Banisa degmada Mandheera…
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka tacsiyeey geerida guddoomiyihii deegaanka Garasbaaley
May 21 2021 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka tacsiyeey geerida guddoomiyihii deegaanka Garasbaaley Cabdiraxmaan Axmed Cali oo…
Gudoomiyihii deegaanka Garasbaaley oo Goor dhawayd Qarax lagu dilay
May 21 2021 Warar dheeraad ah aayaa ka soo baxaya Qarax lagu Dilay Gudoomiyihii deegaanka Garasbaaley, Cabdiraxmaan…
Muqdisho oo kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayay Shirka wadahadalka Doorashooyinka ka socdaan
May 21 2021 Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayay Shirka wadahadalka…
Amiir William-ka oo BBC-da ku eedeeyay inay ku guul darreysatay wareysigii hooyadii
May 21 2021 Amiir William-ka qoyska Boqortooyada UK ayaa BBC-da ku eedeeyay inay ku guul darreysatay wareysigii…
Israa’iil iyo Falastiiniyiinta oo heshiis xabbad joojin ah ka gaaray dagaalki Qaza ka billowday
May 21 2021 Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ayaa heshiis xabbad joojin ah ka gaaray dagaalki Qaza ka billowday…
Cudur Ka Halis Badan Karoona Oo Ka Dillaacay Dalka Hidiya
Mas’uuliyiinta caafimaadka Hindiya ayaa ugu baaqay gobollada dalkaas inay ku dhawaaqaan in xanuun faafa uu ka dillaacay…
Dagaalka Falastiin & Israel oo sababay Dhimasho, Dhaawac & Burbur xooggan!
Koox suxufiyiin ah oo tagtay Magaalooyin dhowr ah oo ay kasoo xog-waramayeen maalihii colaadda Falastiin iyo Israel…
Howlgallo ka socda Jowhar
Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa aroortii hore ee saakay waxay howlgal qorsheysan ka sameeyeen Xaafadda Hanti-wadaag…
Tirada dadka laga helay cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo gaartat 14,594 oo qof
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee…
Xabad joojin ka dhaqangashay Marinka Qaza
Xabad joojin ayaa ka dhaqan gashay Marinka Qaza saacadihii hore ee subaxnimadii Jimcaha ka dib markii Masar…
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada oo xilka la wareegay
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen…