Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Burundi oo dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Jowhar

May 20 2021 Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Puntland

May 20 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsade Somali Maraykan ah Bashiir oo Nolol iyo Geeri lagu la yahay magaalada Nairobi

May 20 2021 Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la’yahay meel uu jaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaban qaabadii ugu danbaysay ee Shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka

May 20 2021 Saacadihii ugu danbeeyay ee Shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka  ayaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho, waxaana…

Posted in WARARKA MAANTA

Amisom oo raashin ku wareejisay Madaxda Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

May 20 2021 Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq isugu jirta raashin iyo agab…

Posted in WARARKA MAANTA

Lafta-gareen oo Noqday Madaxweynihii labaad ee maamul Goboleed oo soo gaaray Xamar

May 20 2021 Waxaa Goor dhawayd garoonka Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni oo Tacsi u diray Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad oo geeriyooday

May 20 2021 Waxaan tiiraanyada iyo xanuunka geerida Alle ha u naxariistee Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal Wasaare Rooble “ Waxaa iga go’an fududeynta wax kasta oo horseedi kara in shirkan uu guuleysto

May 20 2021 Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa rajo ka muujiyay qabsoomidda shirka madaxda dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Af-hayeenka xukuumadda Soomaaliya, Macallimuu oo sheegay in shirka furmayo maanta

May 20 2021 Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimow, oo wareysi siiyy BBC-da, ayaa ka faahfaahin…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland Gen. Cabdisamad oo ku geeriyooday Muqdisho.

May 20 2021 Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa saaka oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Xamaas ka tirsan oo sheegay in Israa’iil iyo xooggaga Gaza ay gaaraan xabbad-joojin

May 20 2021 Sarkaal sare oo Xamaas ka tirsan ayaa sheegay inuu rajeynayo in Israa’iil iyo xooggaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda maamul goboleedyada oo la filayo inay soo gaaraan magaalada Muqdisho

May 20 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda qaban qaabo ku aadan soo dhawaynta Madaxda maamul goboleedyada…