Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynihii hore ee Ghana oo ka laabtay go’aankii uu ku aqbalay inuu noqdo ergeyga Soomaaliya.
May 20 2021 John Dramani Mahama oo ahaa Madaxweynihii hore ee dalka Ghana ayaa ka laabtay go’aankii…
Uhuru Kenyatta oo xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda,
May 20 2021 Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo…
Rooble oo caawa kulan casho iyo iswareysi ah u sameeyay madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada
May 20 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan casho iyo iswareysi ah…
Qalalaasaha Israa’iil iyo Falastiin awoodda militari ee Israa’iil iyo Xamaas
May 20 2021 Dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo Qasa ayaa sii socda wali inkastoo ay sii xoogeysaneyso…
ciidanka booliska Soomaaliya oo ka hadlay dhacdo shalay ka dhacday degmada Yaaqshiid
May 20 2021 Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay dhacdo shalay ka dhacday degmada yaaqshiid ee…
Beesha caalamka oo uga digay madaxda inay lumiyaan fursadda shirka Muqdisho ka furmaya
. May 20 2021 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa qoraal ay soo saareen uga digay madaxda…
Kulan lagu xalinayo dagaal ka dhacay galbeedka magaalada Beladweyne oo ka socda halkaas.
May 20 2021 Kadib markii uu dhawaan dagaal ku dhexmaray qeybo kamid ah gobolka Hiiraan beelo walaalo…
Qaramada Midoobay oo ka hadashay arrimaha doorashooyinka iyo shirka wada-tashiga Muqdisho.
May 20 2021 Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalka,…
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland
May 20 2021 Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi u magacaabay…
Dhismaha xarunta wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo maanta la dhagax dhigay
May 20 2021 Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, horumarinta dhaqaalaha iyo Xiriirka caalamiga ah ee Galmudug, Cabdinaasir Geelle Cilmi…
Taliska Booliska Jowhar oo soo bandhigay Maxaabiis iyo hub ay sheegeen in lagu qabtay dagaalkii shalay
May 20 2021 Taliska Ciidmada Booliska Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar ayaa Maanta soo bandhigay Maxaabiis iyo hub…
Axmed madoobe oo si diiran loogu soo dhaweyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde
May 20 2021 waxaa goor dhawayd Garoonka Muqdisho ka solo dagay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo wafdi…