Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Marka oo sheegay inay awood ku furi doonaan waddo 7 sano u go’doonsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay inay qorsheeynayaan inay isku furaan wadada…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex qof oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Magaalada Nairobi

Shilka oo ahaa mid Gaari ayaa waxaa uu ka dhacay Koonfurta Bypass, ee ismaamulka Nairobi, waxaana ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay wada-hadallo la fureyso dowladda Kenya

Kadib markii dowladda Soomaaliya 6-dii Bishaan ay ku dhawaaqday inay dib  soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyay dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Laba kamid ah Rag loo heystay dilkii guddoomiyihii degmada Hodan oo la siidaayay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa waxaa ay weli wadaa ka dhageysiga Guddigii loo xilsaaray baarista dilkii Guddoomiyihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah wadamada carabta oo cambaareeyay weerarkii Yahuuda

Dhowr dal oo Carab ah iyo hogaamiyeyaal Islaamiyiin ah ayaa maanta oo Sabti ah cambaareeyay qorshooyinka looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar Cabdirashiid oo soo dhaweeyay dib u soo nooleynta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya

.  . May 8, 2021 Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa soo dhaweeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inay si dhaw ula socdaan halka uu maray gantaalka baxsadka ah ee Shiinaha.

 . May 8, 2021 Mareykanka wuxuu Khamistii sheegay inay si dhaw ula socdaan halka uu maray gantaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Putin oo sheegay in Tallaalka Ruushka la isku haleyn karo sida qoriga AK 47 .

 . May 8, 2021 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ka dhawaajiyay in tallaalka uu soo saaray dalkiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

u Diyaar garowga Ciidul Fidriga iyo Magalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii oo laga dareemayo.

May 8, 2021 Maalmo kooban ayaa naga xiga Bilashada Bisha Ciidul Fidriga, waxaana laga daremayaa Magalada Nairobi…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha guud Antonio Guterres oo soo dhoweeyey dib usoo celinta xiriirka Kenya iyo Somalia.

May 8, 2021 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dib usoo celinta xiriirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sudan oo shaaciyey inay Hay’adda Shisheeye ku soo wargelisay in Waqooyiga Sudan ku habsan doono Gantaalka Shiinaha ee Long March 5B Y2.

May 8, 2021 Dadka ku nool Gobalka Waqooyiga ee Jamhuuriyads Sudan ayey la soo gudboonaatay cabsi, Rucbi…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Cumar Filish oo saacado kadib booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacadihii Lasoo dhaafay ka da’ay Muqdisho

May 8, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay…