Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Shir lagu heshiisiinayo beelo dagaalamay oo Beledweyne ka furmay

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta ka furmay wajiga koobaad ee shirka dib u Heshiisiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharixiinta oo hadlay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay soo dhaweeyeen ergeyga gaar ah ee Midowga Africa ay u…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo degaano la wareegay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano…

Posted in WARARKA MAANTA

Sadiq Khan oo mar kale la doortay

Duqa magaalada London Sadiq Khan oo ahaa musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party ayaa mar kale…

Posted in WARARKA MAANTA

garsoore ka tirsanaa wasaaradda Caddaalada xukuumadda oo xalay la dilay

May 9, 2021 Dabley hubaysan, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay garsoore caan ah, oo ka tirsanaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ha’yadda NASA ee maamusho Hawada Sare ee Mareykanka oo dhaleeceysay Shiinaha

May 9, 2021 Ha’yadda maamusho Hawada Sare ee Mareykanka ayaa dhaleeceysay Shiinaha isla markaana sheegtay inuu xakameyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Fanaanadii Muno Xidigta oo ka mid ahayd Hobollada Waaberi oo ku geeriyootay Muqdisho.

May 9, 2021 Allaha u naxariistee Fanaanadii Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho,…

Posted in WARARKA MAANTA

Sanbaloolshe “ Xaalka sidii hore waa ka fiican yahay Farmaajo waa miirsaday hadii 2 Sano loo diiday

May 9, 2021 Taliyihii hore ee Nabadsugida Qaranka ahna  Siyaasi mucaarad ku ah Dowlada waqtigeeda dhamaaday Cabdullahi…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali ku guulaystay doorashooyinkii ka dhacay dalka UK shalay

May 9, 2021 Dalka Britain oo ka mid ah wadamada ay ku noolyihiin Soomaalida u badan dadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka koowaad ee Scotland oo wacad ku martay inay ka go’ayaan UK

May 9, 2021 Wasiirka koowaad ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa Sabtidii wacad ku martay inay horey u…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo xalay kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada qaar ka mid ah ganacsatada

May 9, 2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan afur ah kula qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

FAO oo ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan

May 9, 2021 Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog…