Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay saraakiishii Xalay lagu laayay Qaraxii saldhiga waabari

.. May 10 2021 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay Qaraxii shabaab xalay ku dishay Saraakiisha

May 10 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u Cambaareyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Boris Johnson oo ka digay in Scotlandka ka baxdo Boqortooyada UK

May 10 2021 Ra’isul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa Axaddii kulan aan caadi ahay ugu baaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda QM oo shegtay in Roobabkii muqdisho ay ku dhinten 30 qof

.. May 10 2021 Ku dhawaad  30  Qof ayaa ku geeriyootay 7dii maalmood ee lasoo dhaafay roobabkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Aas lagu wado in loo sameeyo saakay saraakiishii Xalay shabaab ku laayeen Saldhiga waabari

.. May 10 2021 Qarax uu gaystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa xalay ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Jowhar oo isu socodka xaafadaha iyo tuulooyinka qaar go’doon geliyay fatahaadda Wabiga Shabeelle

May 9 2021 Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa isu socodka xaafadaha iyo tuulooyinka qaar go’doon…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Puntland oo lagu wareejisay qalabka casriga ah ee diiwaan-gelinta codbixiyaasha

.  May 9 2021 Shirkadda PIITECH ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka Puntland ku wareejisay qalabka casriga ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Odawaa iyo Fiqi oo ka hadlay Weerarkii Caawa ee Saldhiga Waaberi

 May 9 2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa iyo wasiirka amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoor qoor oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee dhusamareeb

 May 9 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowalad Goboleedka …

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Al-Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii caawa ka dhacay Muqdisho.

 May 9 2021 Al-shabaab ayaa sheegatay qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan saldhiga Booliska degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Ku Xigeenkii Waliyow Cadde oo ka mid Nowqday saraakiishii ku Geeriyootay Qaraxii caawa.

.  May 9 2021 Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay caawa Saldhiga booliska degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxii goor dhawayd ka dhacay Saldhiga waabari oo lagu dilay Taliyihii Degmadaas Axmed Baashane iyo dad kale

 May 9 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari…