Category: WARARKA MAANTA
Mareykanka oo walaac ka muujiyay xiisadda ka taagan gobolka Tigray
April 27-2021 Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inuu wali si weyn uga walaacsan…
fanaanada Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) oo kamid ahayd hoballadii Waaberi oo ku geeriyootay Dalka UK
April 27-2021 Waxaa dalka Britain ku geeriyootay Alle ha u naxariistee fanaanad Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo), oo…
Golaha deegaanka Wajeer oo u codeeyay xilka qaadista barasaabka Gobolkaas
April 27-2021 Golaha deegaanka ee Wajeer ayaa u codeeyay in xilka laga qaado barasaab Maxamed Cabdi Maxamuud,…
Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland oo Caawa Warsaxaafadeed ka soo saaray isbadalkii ku yimid siyaasada Dalka
April 27-2021 Waxaa goor dhawayd Warbixin soo saaray Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland, ay kaga hadlayaan isbadalkii…
Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho iyo EU oo ammaanay madaxweynayaasha Galmudug iyo HirShabelle
April 27-2021 Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ammaantay madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle inay kasoo…
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaday oo caawa la hadli doona warbaahinta sida lagu sheegay qoraal
April 27-2021 Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa la hadli doona warbaahinta, sida…
War deg deg ah: Ra’isul wasaare Rooble oo sheegay inuu soo dhaweynayo go’aankii Hirshabelle iyo Galmudug
April 27-2021 Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa si cad u…
Hirshabelle iyo Galmudug oo si cad uga hor yimid muddo kordhinta Baarlamaanka Soomaaliya u sameeyey madaxweyne waqtigiisa dhammaaday
April 27-2021 Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug oo war saxaafadeed soo saaray ayaa si cad uga hor…
Ilaalada Madaxtooyada oo ku amray dadka dagan nawaaxiga madaxtooyada ee H/wadag iyo wart Nabada inay ka guuraan
April 27-2021 Wararka ka imaanaya xaafadaha u dhaw Madaxtooyada gaar ahaan cagadhiig, baarjido, agagaarka Degmada wardhiigley, xaafada…
Beesha caalamka “ farmajo Waxaan marar badan uga dignay in muddo kororsiga uu horseedi doono qalalaase siyaasadeed uuna wiiqi doono nabadda, xasilloonida
April 27-2021 Wadamada saaxibada la ah Soomaaliya iyo qaar ka mid ah ururada caalamiga ah ayaa ka…
Wasiir Fiqi “Mar kasta uu RW Rooble hadlo waxaa hadalkiisa mid khilaafsan ka daba dhaha Xundubey
April 27-2021 Wasiirka amniga Galmudug ahna Xildhibaan kla tirsan baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday ayaa u jawaabay Wasiirka amniga…
Wasiirka Amniga Xundubey oo shir jaraa’id u qabtay Idaacada taageerta Dowlada waqtigeeda dhamaaday oo kaliya..
April 27-2021 Xili abaabul dagaal uu ka socdo Muqdisho loogana soo hor jeedo Dowlada waqtigeeda dhamaaday ayaa…