Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

FBI-da Mareykanka oo baaritaan ku sameeyeen guriga qareenkii hore ee Donald Trump

April 29-2021 Gelitaankaas ayaa waxa uu qeyb ka yahay qaabkii uu Mr Giuliani ula tacaamulay Ukraine. Qareenkiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed bin Salmaan oo sheegay in dowladdiisu dooneyso xiriir la yeelato Iiraan.

April 28-2021 Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa sheegay in dowladdiisu dooneyso xiriir wanaagsan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Muqdisho ay ka barakaceen maalmihii la soo dhaafay dad gaaraya 100,000

April 28-2021 Bayaan ka soo baxay xaafiiska Isuduwaha Gargaarka Bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Britain oo baraya qaabka Boris Johnson uu u bixiyay kharashaadka lagu dayac tiray hoygiisa Downing Street

April 28-2021 Guddiga doorashada ee Britain ayaa bilaabay baaritaan rasmi ah oo ku saabsan qaabka Raiisel wasaare…

Posted in WARARKA MAANTA

Wakiilka Yurub oo sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay go’aanka Denmark dib u celinta Reer Suuriya

April 28-2021 Wakiilka Yurub ee Arimaha Gudaha Ylva Johansson, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Azerbaijan oo furtay madxaf meel bannaan ah ku yaalla oo lagu xusayo dagaalkii lixda isbuuc

April 28-2021 Azerbaijan waxay furtay madxaf meel bannaan ah ku yaalla oo lagu xusayo dagaalkii lixda isbuuc…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkii u dhaxeeyay Rooble madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta oo wali socda, Sawiro.

April 28-2021 Shir u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo xubno…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan goor dhawayd u bilawday Ra’iisul Wasaare Rooble Madaxda Galmudug, Hirshabeelle iyo musharixiinta

April 28-2021 Waxa goor dhawayd bacdul afur u bilaawday kulan albaabada u xiran, Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain oo lagu dilay weerar Jidgal oo ka dhacay Bariga dalka Burkina Fasa.

April 28-2021 Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoonka Golaha shacabka oo beeninay Wararka sheegaya in Golaha donayo in R/Wasaare Rooble Xil ka qaadaan

April 28-2021 Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamay warar sheegaya in kulanka Sabtida uu yeelanayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan oo cambaareeyey madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku aqoonsaday “xasuuqa” Armenia.

 April 28-2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaareeyey kuna sheegay mid aan “sal lahayn” oo dhaawaceysa…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.

 April 28-2021 Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga falceliyay mucaaradka iyo…