Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

30 Culimada Suufiyada ah oo ku dhaawacmay biriq haleeshay goob ay degenaayeen oo ku talla tuulada Bullaale

April 30-2021 Ugu yaraan 30 Culimada Suufiyada ah ayaa ku dhaawacmay biriq haleeshay goob ay degenaayeen oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Faarax Jareere oo sheegay in aysan ka bixi Doonin Difaaca ilaa la tago Teendhada Afisyooni

April 30-2021 Ciidanka Xoogga Dalka ee ka soo horjeeda muddo kororsiga Hay’adaha Dowladda Federaalka ayaa iska diiday…

Posted in WARARKA MAANTA

Daahir Maxamuud Geelle oo si weyn u dhaliilay hadal jeedintii Madaxweynaha Waqtigiiso dhammaaday Farmaajo

April 30-2021 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si weyn u dhaliilay hadal jeedintii Madaxweynaha Waqtigiiso dhammaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Gollaha Deegaanka Degmada Waajid oo doortay Gudoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeena

April 30-2021 Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Pakistan oo u yeeertay Ambasaddor Rajaa Cali Icjaaz oo ah safiirka Pakistan ee dalka Sacuudiga

April 30-2021 Dowladda Pakistan ayaa u yeeertay Ambasaddor Rajaa Cali Icjaaz oo ah safiirka Pakistan ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ku dhawaqday in ay Xirayso xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma 30-ka bisha Juun ee 2022-ka..

April 30-2021 Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu gudbisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Tobanaan qof oo ku dhimatay isbuurasho xaflad diimeed ka dhacday waqooyi bari Israa’iil.

April 30-2021 Adeegga gurmadka degdegga ah ee Israa’iil ee Magen David Adom (MDA) ayaa xaqiijiyay dhimashada inkastoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Buundooyin laga dhisayo Inta u Dhaxeysa Hargeysa iyo Berbera Muuse Biixi oo Kormeeray

April 29-2021 Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi  ayaa kormeer shaqo kusoo maray buundooyin kala duwan ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Libaax uu lahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Waran-cadde oo dad ku Cunay Hargaysa

April 29-2021 Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ciidamada booliska Somaliland ay goordhoweyd soo saareen…

Posted in WARARKA MAANTA

Urur Midowga Afrika oo ku amray Ciidamada amisom inaysan ku milmin siyaasada Somaliya.

April 29-2021 War kasoo baxay Urur Midowga Afrika ayaa Walaac looga muujiyay Xaaladda Amniga ee uu dalku…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo dhibaatada Muqdisho ku eedaysay Farmaajo

April 29-2021  Guddoomiyaha ururka Al-Shabaab ugu magacaaban gobolka Banaadir oo la yiraahdo Muuse Cabdi Caraale ayaa markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka loogu doon doonista badnaa Dunida Saadaam Xuseen, Madaxweynihii, Mucamar Qadaafi iyo Usaama bin Laadin.

April 29-2021 Dadka loogu doon doonista badnaa waxaa ka mid ahaa madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq Saadaam…