Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Jubaland oo gaashaanka u daruurtay inaysan ka qeyb-geli doonin shirka arrimaha doorashada ee ku baaqay farmaajo

May 1-2021 Maalmo kadib waxaa ka soo jawaabay hadalkii ka soo baxay  Villa Somaliya Maamulka Jubaland ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjire Tarsan “ Madaxweyne farmjaajo waxaan ugu baaqayaa in uu is casilo oo uu xilka ku Warejiyo Rooble

. April 30-2021 Safiirka Somaliya ee Kenya  danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Waqtigiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada golaha shacabka oo goordhow loo diray fariin lagu wargelinayo in ay beri oo sabti ah ay soo xaadiraan kalfadhiga golaha shacabka

April 30-2021 Waxaa caawa  Fariin loo diray Xildhibaannada golaha shacabka oo  lagu wargelinayo in ay beri oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Murashixiinta oo u digay guddoonka Golaha Shacabka in ay qaadaan tillaabo lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka

April 30-2021 Golaha Midowga Murashixiinta wuxuu uga digayaa guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiisu dhammaaday in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wargeyska New York Times oo warbixin xasaasi ah ka qoray sababta uu madaxweyne Farmaajo isaga dhiibay Baasaboorka Mareykanka

April 30-2021 Wargeyska New York Times ayaa warbixin xasaasi ah ka qoray sababta uu madaxweyne Farmaajo isaga dhiibay baasaboorka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergay ka socda Dowlada Qatar oo la filayo inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya.

April 30-2021 Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergeyga UNHCR u qaabilsan Geeska Africa oo sheegay in aysan jirin dad si khasab ah dib loogu celinayo dalalkii ay ka soo carereen.

April 30-2021 Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR ugu qaabilsan Geeska Africa, Maxamed Cabdi Afey…

Posted in WARARKA MAANTA

Hargaysa oo lagu toogtay Libaax xalay ka baxsaday beer xayawaannada lagu xannaaneeyo oo ku taalla Hargeysa

April 30-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Soomaaliland ay toogteen  Libaax xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa ku faafay caalamka oo geeriyoday isagoo 65 sano jir ah

 April 30-2021 Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa ku faafay caalamka uuna ku caan baxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Kumaandooska ee Danab oo war ka soo saaray hawlgal qorshaysan ay saaka ka fuliyeen degaanka Jilib-marka

April 30-2021 Ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa war ka soo saaray hawlgal…

Posted in WARARKA MAANTA

Aqalka Cad Dalka Mareykanka oo sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan yahay 100-milyan

April 30-2021 Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in dalka Hindiya loo dirayo sahay qiimaheedu dhan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Itobiya oo sheegtay in Maleeshiyaadka TPLFay soo qaaday dagaalo kale oo hor leh

April 30-2021 Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhacay xuduudka u dhaxeysa Goballada waqooyiga…