Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax madaxweyne Sheekh Shariif oo soo dhaweeyey Go’aankii maanta u qaatay golaha shacabka

. May 1-2021 Madaxwaynihii hore ee dalka ahna musharax  madaxweyne  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa  soo dhaweeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbaahinta Qaranka oo Markii ugu horaysay lagu qoray Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo dhaweeyay in Rooble lagu wareejiyo

. May 1-2021   Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo dhaweeyay in ra’iisal wasaaraha XFS lagu wareejiyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dajnire Afeey “ UNHCR iyo Kenya waxay ka wada shaqeynayaan sidii xal logu heli lahaa dadka qaxootiga ah ka hor inta aan la gaarin.

May 1-2021   Ergeyga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika ayaa ugu baaqay qaxootiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Muuqaalkan Raisal wasaare Rooble

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo soo dhoweeyay tallaabadii madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka

May 1-2021 Qoraal ay barta twitter-ka soo dhigtay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayey ku soo dhoweysay go’aannadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamanka oo dib u soo Celiyay Heshiiskii 17-Sitember iyo farmaajo oo u hambalyeeyay

May-1-2021 Golaha shacabka baarlamaanka Somaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-sitember oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: farmaajo oo shaaca ka qaaday inuu fulinta doorashada iyo amniga doorashada ku wareejiyey ra’iisul wasaare Rooble

May-1-2021 Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad la wada sugayey kahor jeediyey Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr. Mutlaq A oo gaaray magaalada Hargeysa

May-1-2021 Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday iyo Gudoonka baarlamaanka waqtigooda dhamaaday oo gaaray xarunta Golaha shacabka..

May-1-2021 Waxaa goor dhawayd Xarunta baarlamaanka gaaray Gudoonkii baarlamaanka ee waqtigiisa dhamaaday iyo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka iyo xulafadiisa NATO oo maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan Afghanistan

May-1-2021 Maraykanka iyo xulafadiisa NATO ayaa maanta si rasmi ah u billaabaya in ay ciidamadooda kala baxaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Qafiifiyay xayiraadii uu saaray dalka March 26

May-1-2021 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Xayiraadii saarneed Dalka kenya ee isku socodka dadka iyo gaadiidka Qafiifiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

C/raxmaan C/shakuur “ Farmaajo haddii uu xaqiiqada wajaho oo uu garto in ciidan dastuurka daafacaya oo muddo kororsiga diiddan ay Villada kaabiga ku hayaan

May-1-2021 Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa goor dhawayd Bogiisa Facebook soo dhigay Qoraalkan hoos ku qoran. Farmaajo haddii…