Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka Tirsan Dowlada Iran oo cafis weydiistay qoyska Qasem Soleimani kadib markii warbaahinta

May 2-2021 Wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa Axadda maanta ah cafis weydiistay qoyska Qasem Soleimani kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Mutlaq Majed Al-Qahtani. Ergayga gaarka ah ee dalka Qatar oo Muqdisho ka bilaabay kulamo.

May 2-2021 Magaalada Muqdisho waxa maalintii labaad ku sugan wafdi uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee wasaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Qahtani oo maanta kulamo ka bilaabay Muqdisho.

Magaaladda Muqdisho waxa maalintii labaad ku sugan wafdi uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee wasaaradda arimaha dibadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 4,000 oo qof oo Hindiya Covid-19 ugu dhimatay

Hindiya ayaa diiwaan gelisay maalintii ugu dhimashada badneyd ee ee coronavirus, iyada oo 3,689 ay u dhinteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Guri ku yaal degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

António Manuel de Oliveira Guterres  ayaa soo dhaweeyey Go’aankii ay Golaha Shacabka ee BFS shalay ku ansixiyeen Sharciga Khaaska ee Doorashooyinka Federalka iyo in dib loogu laabto Nidaamkii Doorashadda ee lagu heshiiyey bishii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-kii.

Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM, Stephane Dujarric ayaa sheegay inuu Antonio Guterres ugu baaqay dhamaan Saamilayda Siyaasadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Magalada Dhuusamareeb oo cambaareeyay tallaabo ay qaadeen Ciidamada ilaalada wadooyinka

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug  ayaa cambaareeyay dhisme Ciidamada ilaalada wadooyinka ee Galmudug ay ka dhex…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Magalada Beledweyne oo Farriin u diray Hay’adaha Samafalka

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi Qaboojiye oo geeriyooday

Waxaa la xaqiijiyay in Magaalada Oslo Ee Caasimada Dalka Norwey uu  ku geeriyooday Fanaankii Caanka ahaa ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shir uu ku baaqo Ra’iisul Wasaaraha

Iyada oo madaxwaynaha  muddo xileedkiisa  dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taabit Cabdi oo ku baaqay in aan shuruud lagu xirin wada-hadallada doorashada

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah musharax madaxwayne Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharraxiinta oo si diiran u soo dhowaynayaa in Rooble la wareego maamulka doorashooyinka qaranka iyo amniga dalka

May 2-2021 Midowga Musharraxiinta wuxuu soo dhowaynayaa in RW Rooble uu si buuxda ula wareegay maamulka doorashooyinka…