Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dilkii Hogaamiyihii Al-qaacida Osama Bin Laden oo ka soo wareegtay 10 sano

May 3-2021 10 sano ayaa laga joogaa markii Ciidamo hubaysan oo Maraykan ahi ay dalka Pakistan ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Haweeney Hogaaminaysa Tirinta Codadka Dalka Hindiya

May 3-2021 Xisbiga u taliya dalka Hindiya ee BJP ayaa xoogga saaray sidii uu ugu guulaysan lahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta oo la kulmay Musharax Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh

May 2-2021 Waxaa caawa magaalada  Muqdisho ku kulmau Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Musharax…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye ku xigeenkii ciidanka Haramcad Muumin Ciise Maxamuud iyo ciidamo uu hoggaaminayo oo galabta Mahad salad soo dhaweyay

May 2-2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho laga dareemayaa Jawi kale Markii uu soo goostay Taliye ku xigeenkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar ay qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya oo lagu laayay Caruur.

May 2-2021 4 canuf  ayaa lagu dilay weerar ay  qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya, sida laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Laftagareen oo Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay’addaha kala duwan ee Garsoorka

May 2-2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku casuumay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

May 2-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar.

May 2-2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Hindiya oo diiwaan galisay tirada dhimashada ugu badan ee maalinlaha ah ee Covid19

May 2-2021 Hindiya ayaa diiwaan galisay tirada dhimashada ugu badan ee maalinlaha ah ee coronavirus tan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Raisal wasaare Rooble oo la kulmay ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda Qatar

May 2-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadniin Mareykan ah oo ku dhimatay is-buurasho ka dhacday Israel

May 2-2021 Muwaadniin Mareykan ah ayaa ku jira tobaneeyo qof oo lagu dilay, laguna dhaawacay is-buurasho ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Siyaasi musharax hore Haji Mohamed Yassin oo soo dhaweeyay hadalkii shalay ka soo yeeray madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Balse waxa uu shaki ka muujiyay

May 2-2021 Siyaasiyiin iyo wax garad soomaaliyeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Qudbadii shalay Madaxweynaha waqtigiisa…