Category: WARARKA MAANTA
Maamulka dhusamareb oo ka hadlay wadao ay jareen ciidanka nabad galyada wadooyinka Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb
May 2-2021 Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa cambaareeyay dhisme Ciidamada ilaalada wadooyinka ee Galmudug ay…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay khudbaddii uu xalay jeediyey ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya Rooble
May 2-2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka fal-celiyey khudbaddii uu xalay…
Kuuriyada Waqooyi eedayn u jeediyay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden
May 2-2021 Kuuriyada Waqooyi ayaa cambaarayn u jeedisay maamulka Biden, xilli uu iisu diyaarinayo inuu soo bandhigo…
Taliyayaasha ciidanka xoogga oo billaabay in ay raadiyaan ciidamo boqolaal ah oo ka maqan xarumihii lagu ogaa.
May 2-2021 Taliyayaasha qeybaha iyo kuwa ka hooseeya ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo madaxda wasaaradda Gaashaandhigga…
Madaxweye Muuse Biixi Cabdi oo xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socday dalka Qatar
May 2-2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socday dalka Qatar oo…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay fariin u diray Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya
May 2-2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Shacabka ee…
Al-shabaab oo Weerar ku qaaday degmada Raaga-ceelle iyo Nabadoon caan ka ahaa halkaas ay ka wateen.
May 2-2021 Wararka ka imaanaya degmada Raaga-ceelle ee gobalka Shabeelada dhexe ayaa sheegaya in saakay arroortii hore…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray deegaanka Wisil ee koonfurta gobolka Mudug.
May 2-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye iyo…
Labo wiil oo walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa oo lagu dilay gurigooda hortiisa xilli ay ka baxeen masjidka
May 2-2021 Labo wiil oo xuffaad ah oo walaalo isla markaana Taraawiixda ka dujin jiray masjidka Al-Taqwa…
Alle ha u naxariistee Marxuum Fanaan Cabdi Qaboojiye oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed oo ku Geeriyooday Magaalada Oslo
May 2-2021 Dowlada Somaliya ayaa Tacsi u dirtay fanaankii caanka ahaa oo maalmihii la soo dhaafay…
Itoobiya oo Jabhadaha TPLF ee ka dagaallama dalkaas u aqoonsan rabto argagixiso
May 2-2021 Golaha wasiirrada Itoobiya ayaa soo jeediyey qaraar Jabhadaha TPLF iyo OLA loogu aqoonsanayo argagixiso, ciddi…
Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo sheegay in Farmaajo uusan weli wareejin mas’uuliyadii amiga
May 2-2021 Maamul goboleedka Jubbaland ayaa dhaliilay hadalkii shalay ka soo yeeray Madaxweyne waqtigiisa dhamaaday Farmaajo ee…