Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

MD Laftagareen oo Odayaasha Dhaqanka kala hadlay xaaladda dalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah Odeyaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay oo looga hadlay dagalladii muqdisho.

April 26-2021 Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dagalladii xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo baaq deg deg ah kasoo saartay dagaalada ka dhacay Muqdisho

Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan waxaa ay ka muujisay dagaalada saacadihii la soo dhaafay Ciidamada dowladda Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya & Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ah. Munaasabadda Heshiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan C/Shakuur oo sheegay inay is difaacayaan

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in xalay Ciidamo farabadan oo ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa sidee xaalada Muqdisho kadib dagaaladii ka dhacay?

Magaalada Muqdisho waxaa shalay ilaa xalay ka dhacay iska hor imaadyo hubaysan oo u dhexeeya ciidamada dawladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada daacadda u ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo xirtay wadada dheer ee isgoysyada KM4 iyo Tarabuunka

April 26-2021 Wararka ka imaanaya saakay agagaarka Km4 ilaa isgoyska tarabuunka ayaa sheegaya in  Ciidamada daacadda u…

Posted in WARARKA MAANTA

C/raxmaan C/shakuur “ Waqti danbe ayaa ra’iisul wasaaraha ila hadlay oo uu sheegay inuu doonayo in la joojiyo dagaalka.

April 26-2021 Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradsan ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal kooban oo goor dhawayd ka dhacay isgoyska sayidka, kadib Markii Ciidamada Dowlada isku dayeen in ay u gudbaan isgoyska Dabka

April 26-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada H/wadaag ayaa sheegaya in goor dhawayd halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada jooga xaafadda Mirinaayadda ilaa isgoyska Sanca oo caratuur difaac ah ka sameystay Halkaas..

April 26-2021 Wararka ka imaanaya xaafadda Mirinaayadda ee shalay ku dagaalameen Ciidamo ka socda Dowlada waqtigeedii dhamaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Cajalad maqal ah oo laga soo duubay wasiirka arrimaha dibedda Iran, oo eedaynaya Ilaalada Kacaanka Iran

April 26-2021 Cajalad maqal ah oo laga soo duubay wasiirka arrimaha dibedda Iran, Javad Zarif, ayaa soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Ganaraal Odawaa yuusuf Raage oo beeniyay in uu is casilayo.

April 26-2021 Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Ganaraal Odawaa yuusuf Raage ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar…