Category: WARARKA MAANTA
Wakiilkii hore ee Midowga ee Soomaaliya oo geeriyooday
Bayaan kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa lagu shaaciyay in uu geeriyooday Danjire Boubacar…
SAWIRO:-Banaanbax looga soo horjeedo Farmaajo oo ka bilaawday Isgoyska Fagax
Banaanbaxa oo ay dhigayeen qaar kamid ah dadka Shacabka ah ayaa waxaa uu ka dhigay Isgoyska Fagax…
Museveni oo dallacsiiyey Saraakiil uu ka mid yahay Taliye ka hawlgalay Somalia
Madaxweynaha dalka Uganda, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddamadda dalkaasi, Yoweeri Kaguta Museveni waxa uu darajooyinka u kordhiyey…
Markab Shidaal oo la duqeeyey
Diyaarad nooca aan Duuliyaha Lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka qaada (Tanker)…
” Waxaa Nasiib darro ah in dano doorashada ku siman loo ijaafeeyo walaalaheen Jabuuti” Wasiir Casnhuur
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadii Xasan Cali Kheyre ayaa Madaxda muddo xileedkeeda uu dhamaaday…
Biden oo Xasuuq u Aqqoonsaday Dil ay Cusmaaniyiintu Gaysteen
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad…
Banaanbax loogaga soo horjeedo muddo kororsiga dowlada oo goor dhow ka bilowday isgoyska Fagax iyo Degmooyin kale..
April 25-2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho Degmooyin ka mid ah ka bilaawday Banaanbax loogaga soo horjeedo…
Madaxweyne El-sisi oo Masar ku soo rogay Xukun Xaallad Deg-deg ah (State of Emergency) oo muddo 3 bilood ah.
April 25-2021 Madaxweyne C/Fataax Saciid Xuseen Khaliil El-sisi ayaa waxa uu soo saaray Wareegto Jamhuuriya oo tirsigeedu…
Wafdi ka socda Dowlada Kenya oo goor dhawayd gaaray Magaalada Hargeysa
April 25-2021 Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray wafdi ka socday dowladda…
Diyaarad nooca Drone ka ah oo duqeysay Markab nooca shidaalka qaada oo ku sugnaa Xeebaha dalka Syria.
April 25-2021 Diyaarad nooca aan Duuliyaha lahayn ee Drone ayaa la sheegay inay duqeysay Markab nooca shidaalka…
Jubbaland oo soo dhawaysay war-saxaafadeedkii dhawaan kasoo baxay shirkii golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika,
April 25-2021 Qoraal kooban oo lagu baahiyey bogga madaxtooyada dowlad gobolededka Jubbaland ayaa lagu soo dhoweeyey war-saxaafadeedkii…
Isgoyska Fagax oo kala qeybiya Yaaqshiid iyo Kaaraan oo goordhow ay la wareegeen Ciidamo hubeysan
April 25-2021 Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo badan iyo gaadiid dagaal oo…