Category: WARARKA MAANTA
Xiisadan dagaal oo ka taagan Degaanka Deefoow ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan
April 24-2021 Xiisadan dagaal ayaa waxaa ay Maanta ka taagan tahay Degaanka Deefoow ee Waqooyiga Magaalada Beledweyne…
Golaha Amniga Itoobiya, oo ku eedeeysay dalal in ay ka shaqeynayaan inay khatar geliyaan xasilloonida dalka Itoobiya
April 24-2021 Golaha Amniga Qaranka ee Itoobiya, ayaa ku eedeeyay dalalka caalamka qaar in ay ka shaqeynayaan…
Somaliland Muuse Biixi oo xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida doorashooyinka
April 24-2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida doorashooyinka maamulka…
Koox hubeysan oo ku sugan marinka Gaza oo gantaalo ku weeraray Israel
April 24-2021 Koox hubeysan oo ku sugan marinka Gaza ayaa xalay gantaalo ku weeraray Israel, halka ay…
Wanllaweyn oo goor dhawayd lagu dilay guddoomiyihii deegaanka Leego iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa
April 24-2021 Wararka ka imaanaya caawa Magaalada Wanllaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in goor dhawayd…
Madaxweyne Joe Biden oo xasuuq u aqoonsaday dagaalkii koowaad ee Adduunka ay boqortooyadii Cusmaaniyiintu ku layen Armenia
April 24-2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtidii maanta xasuuq u aqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii dagaalkii…
Milateriga Indonesia oo shaaciyay in uu degay markab Gujis ah oo la lala’aa tan iyo Arbacadii.
April 24-2021 Milateriga Indonesia ayaa shaaciyay in uu degay markab Gujis ah oo la lala’aa tan iyo…
Booliska Dalka Congo iyo dibedbaxayaal isku dhacyo ku dhex maray magaalada Kinshasa
April 24-2021 Booliska Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo iyo dibedbaxayaal ayaa isku dhacyo ku dhex maray magaalada Kinshasha,…
Nabadoon ka mid ahaa ergadii soo xushay baarlamaankan waqtigu ka dhamaaday 10-aad oo goor dhawayd lagu dilay degmada Kaaraan
April 24-2021 Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ayaa sheegaya in goor dhawayd oo afurkii kadib lagu Dilay…
Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka oo soo jeedisay in Ciidamada laga saaro Liibiya.
April 23-2021 Wasaaradda gaashaandhigga dowlada Mareykanka, ayaa sheegtay in waddada kaliya ee Liibiya, looga baahan yahay ay…
Wasaaradda Amniga oo magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde
April 23-2021 Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa magacawday Guddi soo baara shaqaaqadii Khamiistii ka dhacday Garoonka Aadan Cadde…
Pakistan oo xayiraad safar kusoo rogtay Dalal Soomaaliya ay kamid tahay.
Hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka Pakistan ayaa maanta oo sabti ku dhawaaqday in ay xayiraad safar kusoo…