Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa ka jira in madaxweyne Farmaajo shirkada LFA Holdings lacag ku siiyay sidii uu ku tagi lahaa Aqalka Cad?

Sida lagu daabacay bogga afka dheer ee lagu magacaabo Foreignlobby.com, Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadey ee Soomaaliya Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:- Sida ay u dhacday Maxkamadeynta rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay bilaawday dhageysiga kiiska dilka ahaa ee horaantii…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo Ciidamo geysay Koonfurta Gobolka Mudug & dhaq dhaqaaqyo ka socda

Maamulka Galmudug ayaa Ciidamo farabadan oo aad u hubeysan kana tirsan kuwa Daraawiishta waxaa ay geeyeen degaano…

Posted in WARARKA MAANTA

Sudan oo u hanjabtay Dowladda Itoobiya

Wasiirka Biyaha iyo Waraabka ee dalka Sudan, Prof. Yaasir Cabaas ayaa sheegay inay qaadi doonaan Tallaabo Sharci…

Posted in WARARKA MAANTA

Biden iyo Erdoğan oo markii ugu horeysay kulmaya

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa war kasoo baxay Xukuumada Washington lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Yurub oo dhaqaalo siinaya dalal ay kujirto Soomaaliya

Iyadoo ay sii kordheyso Baahida Gargaarka Samafalka ee Geeska Africa ayaa waxay Guddiga Midowga Europe ku dhawaaqeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Magaalada Beledweyne oo digiin u diray Hay’adaha Samafalka

Gudoomiyaha Maamulka degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan  Cismaan Dhicisow Dhuubow ayaa  digiin Culus waxaa uu  u diray…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad Milliteri oo ku burburtay dalka Zimbabwe

Diyaarad Helikopter oo ay Ciiddanka Zimbabwe leeyihiin ayaa ku burburtay meel ku dhow caasimadda dalkaasi ee Harare….

Posted in WARARKA MAANTA

Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah ayaa waxaa ay dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Saldhiga degmada Hodan oo ka warbixiyay dilkii loo geystay guddoomiyihii maamulka Degmadaasi.

April 24-2021 Taliyaha Saldhiga degmada Hodan ee gobolka Banaadir Bashiir Cabdi Siyaad oo ka mid ah marqaatiyeyaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya oo ka soo horjeesatay in AMISOM ay la socdaan dhaqdhaqaaqa ciidamada dowlada

April 24-2021 Saacado kadib Dowlada Soomaaliya ayaa ku tilmaantay warkii ka soo baxay Gudiga Midowga afrika ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo raadinaya aasaasihii goobta ganacsi ee lacagta dhanka online-ka ah ee loo yaqaan ‘cryptocurrency la baxsaday

April 24-2021 Turkiga ayaa soo saaray waaran qabasho oo caalami ah oo loogu talagalay aasaasihii goobta ganacsi…