Category: WARARKA MAANTA
Sawir qalbiga taabanaya oo laga qaaday Hooya Hindiya ku nool oo ag fadhida meydka wiilkeeda oo 29 jir ah oo u dhintay Covid 19
April 23-2021 Sawir qalbiga taabanaya oo laga qaaday Hooya Hindiya ku nool oo agfadhida meydka wiilkeeda oo…
Golaha Ammaanka “waxay ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada Soomaalida inay iska diidaan rabshadaha, dibna u billaabaan wada-hadallada si deg deg ah
April 23-2021 Xubnaha Golaha Ammaanka QM ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay si qoto dheer…
Lix cisbitaal oo kuyaal Hindiya ee Delhi oo gebi ahaanba ka dhamaaday Oksijiinkii
. April 23-2021 Lix cisbitaal oo kuyaal caasimadda Hindiya ee Delhi ayaa waxaa gebi ahaanba ka dhamaaday…
Midowga Yurub oo taageeray go’aankii Midowga Afrika ee lagu cambaareeyey muddo kororsiga labada sano ah ee Farmaajo iyo golaha shacabka.
April 23-2021 Saacado kadib hadalkii ka soo baxay Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ee looga soo…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka oo u magacaabay Jeffrey Feltman inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka Geeska Afrika
April 23-2021 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman inuu noqdo ergeyga gaarka…
Dowladda UK oo taageertay go’aanka Golaha Midowga Afrika ku diiday mudda kordhinta hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya.
April 23-2021 Dowladda Ingiriiska ayaa taageertay go’aanka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ku cambaareeyay mudda kordhinta hay’adaha…
100 qof oo ku dhintay badda Mediterranean ka dib markii ay degtay doon yar oo siday dad muhaajiriin ah
April 23-2021 Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay badda Mediterranean ka dib markii ay degtay doon…
“ Haddii oksijiin la waayo, dad badan ayaa dhimanaya sida kalluunku uu u dhinto marka biyaha laga soo saaro
April 23-2021 Dad badan ayaa dhintay intii ay sugayeen in oksijiin lala soo gaaro, halka in ka…
Taliyaha Qeybta 60aad oo Boqday askar Tababar Miino Baaris ah uga socto Xerada Tababarka UK
April 23-2021 Wararka ka imanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Taliyaha Qeybta 60aad Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed…
Dilalkii al-shabaab Bisha Ramadaan ka geysan jireen magaalada Muqdisho oo aad u yaraaday
April 23-2021 Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay Deganaashi dhinaca dilalka al-shabaab ay ka…
Maxkamadda ciidamada Puntland oo dil togasho ah ku xukuntay Tiro Al-shabaab ah oo Dilal ka gestay Galkacyo
April 23-2021 Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo dhinaca Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu Xukumay Rag ka…
Wax ka baro Lix hoggaamiye Afrikaan ah oo xilka ka dhaxlay aabbeyaashood oo mudo Xilka hayay
April 23-2021 Ma aha wax cusub in la dhaxlo xukunka amaba xil siyaasadeed iyadoo ay taasi ku…