Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacadda Carabta oo ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Somali

April 23-2021  Jaamacadda Carabta ayaa ka dhawaajisay inay walaac xoog leh ka qabto Xaaladda Soomaaliya iyo khilaafka…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika oo AMISOM amray in ay ka hor tagaan dagaal ka dhaca magaalada Muqdisho

April 23-2021 War murtiyeedka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowha Afrika ayaa looga codsaday AMISOM inay la socoto…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Caynte “Kalitaliye Mohamed Abdullahi Farmaajo muddo toddobaad gudihiis ah wuxuu ku dhacay bohoshii ugu weyneyd

April 23-2021  Wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Caynte ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu toddobaadkan ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo iska fogaysay eedayntii shalay ka timid Dubbe

April 23-2021 Saacado kadib markii Dowlada Waqtigeeda dhamaaday ay eedayn kala dul dhacday Dowladda Jabuuti ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Africa iyo Caalamka oo ku sii qulqulaya Dalka Chad si ay uga qeyb galaan aaska Madaxweynihii hore Dalkaasi

  April 23-2021 Wararka ka imaanaya Dalka Chad  ayaa sheegaya Hogaamiyaasha Africa iyo kuwa Caalamka ay  kusii…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal

April 23-2021 Roobab mahiiggaan ah, ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay inta badan degaannada Gobolka Nugaal,…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha AFRICOM oo u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in Halis ka Badan al-shabaab ay keentay Dowlada Somaliya.

April 23-2021 Taliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo taageeray cambaareyntii golaha amniga Midowga Afrika u jeediyey muddo kororsiga madaxda Somalia.

April 22-2021 Maraykanka ayaa taageeray cambaareyntii uu golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika u jeediyey muddo kororsiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaal lagu beegsaneysay diyaarad oo ku dhici gaaray xarunta nuclear-ka Israaiil oo laga riday Suuriya

April 22-2021 Gantaal lidka diyaaradaha ah oo ay leedahay Suuriya ayaa ku qarxay koonfurta Israa’iil, wuxuuna 30km…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad ku taalla Spain oo la soo taagay Nin u dhashay dalkaas oo lagu eedeeyey inuu dilay hooyadiis, meydkeeda jarjaray

April 22-2021 Maxkamad ku taalla Spain ayaa la soo taagay Nin u dhashay dalkaas oo lagu eedeeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa guddoomiyay shirka amniga Caasimadda iyo hay’adaha ammaanka

April 22-2021 Waxaa  Caawa magaalada Muqdisho ka dhacay shirkii amniga Gobolka, Waxaana ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo baaritaan ku sameynaya dhaqamada booliiska magaalada Minneapolis, kadib dilal soo lab laabtay.

April 22, 2021 Federaalka Mareykanka ayaa baaritaan ku sameynaya dhaqamada booliiska magaalada Minneapolis, maalin kaddib markii mid…