Category: WARARKA MAANTA
Puntland oo gacanta ku dhigtay Hub iyo dadkii watay
Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Booliska Gobalka Bari ka howlgala ayaa waxay ku…
Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde
Shaqaaqada oo dhalisay gacan-ka-hadal ayaa waxaa ay dhex-martay Ciidamo ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya iyo Shaqaalaha Hay’adda Socdaalka,…
Dhaqtar Caan ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa Barqanimadii maanta waxaa ay Xaafada Albaraka ee degmada Hodan ku dileen Dr Xasan Cismaan…
Howlgal laga sameeyay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidamada Ammaanka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka…
Guddoomiyaha Golaha Ammaanka ee QM oo ku baaqay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-kii September
Wakiilka Joogtada ah ee Qaramada Midoobay u jooga dalka Vitnam ahna Gudodomiyaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay …
Guddoomiyaha Guddiga Amniga Midowga Afrika oo shaaciyey in Golaha uu diyaar u yahay dhexdhexaadinta dhinacyada Soomaalida.
April 22-2021 Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika Ambassador Bankole Adeoye ayaa war csuub kaso saaray…
Xaalada Garoonka oo caadi ku soo Noqotay kadib Markii uu gaaray taliyaha hay’adda socdaalka jinsiyadaha, Maxamed Aadan Koofi..
April 22-2021 Waxaa Goor dhawayd dib u bilaawday Howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee…
Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland oo weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe
April 22-2021 Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay…
Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo manta shir deg deg ah ka yeelanaya ismari waaga ka taagan doorasha Soomaaliya
April 22-2021 Waxaa maanta la filayaa in Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ay shir deg deg…
Dad lagu laayay dalka DR congo iyo kooxo Hubeysan oo qabsaday meel aan ka fogayn.
April 22-2021 Warbaahinta dalka DR congo ayaa sheegtay in koox hubaysan ay waqooyiga wadankaasi ay ku dileen…
Muwadin Somali ah oo goor dhawayd lagu dilay Koonfur Afrika iyo Dilaagii oo la dilay
April 22-2021 Wararka ka imaanaya wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay Halkaas Muwaadin…
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO
April 22-2021 Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka…