Category: WARARKA MAANTA
Diyaarad Helikopter oo ay Ciiddanka Zimbabwe leeyihiin oo ku burburtay meel ku dhow caasimadda dalkaasi ee Harare.
April 24-2021 Diyaarad Helikopter oo ay Ciiddanka Zimbabwe leeyihiin ayaa ku burburtay meel ku dhow caasimadda dalkaasi…
Gudoomiyaha degmada Beledweyne oo digiin Culus u diray Hay’adaha Samafalka ka howlgallo Gudaha Magaaladaasi
Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Maamulka degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Cismaan Dhicisow…
Madaxweynaha Puntland oo Gaashaanka u daruuray in uu Xiriir siyaasadeed la leeyahay dowladda Imaaraadka Carabta
April 24-2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo wareysi siinayey TV-ga Dalsan ayaa jawaab ka…
Caddaymo muujinaya in aadamuhu bisadaha coronavirus qaadsiiyo oo la ogaaday
April 24-2021 Saynisyahanno u dhashay Scotland ayaa aqoonsaday laba xaaladood oo loo malaynayo in aadamuhu u gudbiyay…
Isbitaalada dalka Hindiya oo la daala dhacaya dawaynta bukaanada uu soo rito fayraska Covid-19-
. April 24-2021 Isbitaalada dalka Hindiya ayaa la daala dhacaya dawaynta bukaanada uu soo rito fayraska Corona,…
Gobol ka mid ah Canada oo Muslimiinta ka guurayaan kadib markii la diiday in gabdhaha xijaaban ay dhigaan iskuullada.
April 24-2021 Jaaliyadda Muslimiinta Canada ee ku nool gobolka Quebec ayaa mar kale racfaan ka qaadatay go’aan…
Australia Gobol ka mid ah oo Sameystay Talaalka Xanuunka Covid-19 oo ku baxay dhaqaale aad u badan.
April 24-2021 Wararka ka imaanaya dalka Australia ayaa sheegaya in Gobol ka mid ah Dalkaasi uu Sameystay…
Booliiska Faransiiska oo baraya weerar argagixiso kaddib markii gabar booliis ah toorey lagu diley
April 24-2021 Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada shil ay ku sheegeen weerar argagixiso kaddib markii gabar…
Tijaabada tallaalka cusub ee duumada oo natiijadiisa horudhaca ah ay 77% muujineysaa waxtar uu carruurta u leeyahay
April 24-2021 Tijaabada tallaalka cusub ee duumada ayaa natiijadiisa horudhaca ah ay 77% muujineysaa waxtar uu carruurta…
Maxkamadda ciidamada Qalabka oo 100 maalin kadib bilaawday dhagaysida dacwada Dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan
April 24-2021 Waxaa saakay magaalada Muqdisho ka bilawday dhagaysiga Dacwada dilkii guddoomiyihii degmada Hodan, Waxayna Maxkamadda ciidamada…
Shekh Shariif “ Midowga Afrika, Q.midoobay, EU, jaamacada carabta, USA Haduusan yeelin Warkooda farmaajo waxa uu Rabo waala yaqaanaa
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay go’aankii golaha amniga ee Q.M, kan golaha…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug dhanka DG Puntland Cabdiladiif Muuse oo faah-faahiyay howlgallada ka socda Magaalada Gaalkacyo
April 23-2021 Guddoomiyaha Gobolka Mudug dhanka DG Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo la hadlay VOA ayaa faah-faahiyay…