Category: WARARKA MAANTA
Askarigii Dilay George Floyd oo lagu helay Danbiga Dil iyo ku Xadgudub sharciga Xabsi dheer oo loo diray.
April 20-2021 Kadib wax ka yar maalin iyo ku dhawaad toban saacadood oo wada tashi ah, waxay…
Telefishinta Qaranka Soomaaliya oo tiray warkii ku saabsanaa geerida madaxweynaha Chad
April 20-2021 Telefishinta Qaranka Soomaaliya oo tiray warkii ku saabsanaa geerida madaxweynaha Chad Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa…
Xaalka Maraykanka iyo Ruushka oo meel xun maraya.
April 20-2021 Safiirka Mareykanka u fadhiya Moscow ayaa dib ugu soo laabanaya Washington si uu la tashi…
FIFA oo u digtay kooxaha doonaya in ay qeyb ka noqdaan Supper League
April 20-2021 Xiriirka kubadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa sheegay kooxaha qorsheynaya in ay sameystaan horyaal ka…
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq oo teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya
April 20-2021 Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo teleefoon kula xiriiray dhiggiisa Tuniisiya…
Uhuru Kenyatta oo booqasho 3 maalmood ah ku tagay magaalada Kinshasa ee Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo
April 20-2021 Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa booqasho 3 maalmood ah ku tagay magaalada Kinshasa ee…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo shaacisay dad hor leh oo laga helay Cudurka Covid-19
April 20-2021 Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay dad hor leh oo laga Cudurka Covid-19, kuwaasi oo baaritaano…
Minneapolis oo lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwada askarigii dilay George Floyd
April 20-2021 Magaalada Minneapolis waxaa saacado ka hor lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwada askariga loo haysto dilkii…
Turkey oo baaraya tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro gaar ah, oo ay dowladda bixisay oo yurub la iskaga dhiibay
April 20-2021 Dowladda Turkey ayaa Isniintii sheegtay inay ballaarisay baaritaan lagu sameynayo tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro…
General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii la dilay manta ee Chad Idriss Déby, oo loo magacaabay hoggaamiyaha waddanka.
April 20-2021 General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii muddada dheer maamulayay Chad Idriss Déby,…
Dowladda Qatar oo beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya u soo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda
April 20-2021 Dowladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo…
Mahdi Guuleed oo kulan afur ah la yeeshay guddiyadii doorashada una sheegay in la kala Diray
April 20-2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kala dirtay guddiyadii doorashada heer federaal iyo heer goboleed, iyo guddiyadii…