Category: WARARKA MAANTA
Shirweynaha Beelaha Hawiye oo caawa fiidkii ka furmay Hotelka Jazeera oo si adag looga hor-yimid muddo kororsiga labada sano.
April 20-2021 Shirweynaha Beelaha Hawiye oo caawa fiidkii ka furmay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa si…
Soomaaliya oo kaalin hoose ka gashay ilaalinta Xuquuqda Suxufiyiinta
Muqdisho, April 20 2021–Warbixinta sanadlaha ee Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn ee Reporters without Borders (RSF) ayaa…
Garoonka Diyaaradaha Beledweyne oo Maanta xiran
Muqdisho, April 20 2021–Waxaa maanta gebi ahaan xiran oo aan Shaqeeyneyn Garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta…
Puntland oo soo saartay go’aan lagu mamnuucayo jarista dhirta
Muqdisho, April 20 2021–Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo…
Madasha Badbaado Qaran oo Fariin u diray Golaha Ammaanka ee QM
Muqdisho, April 20 2021–Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo…
Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Mas’uul ku dhintay
Muqdisho, April 20 2021–Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay wadada…
Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby oo goor dhawayd la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal
April 20-2021 Wararka ka imaanaya Dalka chad ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu dilay halkaas Madaxweynihii dalka…
Fariin uu Qoray Dr Culusow oo ku socota Xubnaha Mucaaradka iyo Musharixiinta
April 20-2021 Shacabka Soomaaliyeed waxay muddo 4 sano ah ku hoos noolaayeen, una adkeysteen, xadgudubyada, takrifalka, tacadiyada,…
Dad ugu geeriyooday Covid 19- Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland
April 20-2021 Wararka an ka heleyno Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland ayaa waxaa…
Wariye loo geystay dhaawac culus lagana qaatay Mobilkiisii xalay
April 20-2021 \Rag ku hubeysnaa Mindiyo ayaa waxaa la sheegay in xalay ay magaalada Boosaaso ee Xarunta…
Guddoomiyaha Golaha ammaanka iyo Nabadgalyada Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata oo ka hadlay.
. April 20-2021 Guddoomiyaha Golaha ammaanka iyo Nabadgalyada ee Midowga Afrika ahna Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata…
Dhul Beereed ku yaala Mel aan ka Fogayn Kismaayo oo maamulka Jubbaland ka iibiyeen Xawaalada Kaah oo Dagaal ka dhacay
April 20-2021 Wararka ka imaanaya magaallada Kismaayo xarunta ku meel gaarka maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in…