Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada Somaliland oo kala dhex galay maleeshiyadkii ku Dagaalamay degaanka Dhabar-Dalool ee degmada Xudub ee gobolka Sool
April 18- 2021 Waxaa xaalad deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Dhabar-Dalool ee degmada Xudub ee gobolka Sool,…
Iiraan oo shaacisay magaca ninkii ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday xarunta nukliyeerka Natanz.
April 18- 2021 Telefishinka dowladda Iiraan ayaa magacaabay nin ay sirdoonka dalkaas sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii…
Wasiirka Cadaaladda maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in dad loo soo qab qabtay Caruurtii la dilay maalmo ka hor.
April 18- 2021 Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay weli socdaan baaritaano xoog leh oo la xiriira…
Ciidanka qeybta 27-aad oo saakay Howlgalo ka Sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
April 18- 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta…
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin.
April 18- 2021 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin,…
Ciidamada Jeneraal saadaq joon oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa oo isku fidiyay Degmada Hodon.
April 18- 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamo daacad u ah Taliyihii…
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo aad uga carooday Dilkii Korneyl Yaasiin Cabdi Tooxow oo ka tirsanaa ciidamada Xoogga oo Al-shabaab Qarax shalay ku dileen..
April 18- 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa aad uga carooday Dil shalay…
Dowladda Eritrea oo mar kale ku celisay inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso gobolka Tigray
April 18- 2021 Dowladda Eritrea ayaa mark kale ku dhawaaqday inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso…
Mareykanka iyo waddamada reer Yurub baadigoobaya 2 nin oo Ruush ah.
April 18- 2021 Laba nin oo u dhashay dalka Ruushka oo looga shakisan yahay in Salisbury ay…
Dhaqaatiirta hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny oo sheegay in “maalmaha soo socda uu dhiman doono” haddii aan daryeel caafimaad loo fidin.
April 18- 2021 Dhaqaatiirta hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa sheegay in “maalmaha soo socda uu dhiman…
Hay’adda Crisis Group oo si cad u sheegtay in laga soo gudbay waqtigii la sugi lahaa in siyaasiyiinta Soomaalida
April 18- 2021 Qalalaasaha daba dheeraaday ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa wuxuu galay marxad halis ah, waxaa sidaas…
DEG-DEG:-Shir Xasaasi ah Oo Iminka Soo dhamaaday
Muqdisho, April 17 2021–Waxaa goor dhaw soo dhamaaday shirkii ay lahaayeen labada madaxwayne ee Hirshabelle, Galmudig iyo…