Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Booliska oo amray in la xiro 10 ka mid ah ciidan diiday in ay weeraraan guriga Jeneraal Saadaq Joon..

April 17 2021 Waxaa magaalada Muqdisho  xabsiga la dhigay 10 ka mid ah Ciidamada Booliiska Somaliya, sida…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Puntland oo qaadacay muddo kordhinta golayaasha dowladda federaalka

. April 17 2021 Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay dood dheer ka dib qaadaceen muddo kordhinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Saadaq Joon oo taageero horleh ka helay Xildhibaano & Mas’uuliyiin

Muqdisho, April 17 2021–Xaafada Shiirkole oo uu farisiin ka sameystay Taliyihii hore ee Booliska Gobolka Banaadir Saadaq…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlay Kulankii Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka?

Muqdisho, April 17 2021–Maanta waxaa Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynaha muddo xileedkiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaashii hore & Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho, April 17 2021–Magaalada Muqdsho ayaa waxaa weli ka socda klamo siyaasadeed oo looga hadlayo xaalada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Eretria oo qiratay in Ciidankeedu ka qeybgaleen dagaalka Gobolka Tigray

Muqdisho, April 16 2021–Dowladda Eritrea ayaa qiratay in ciidamadeeda ay ka qeybgaleen dagaalka gobolka Tigray ee waqooyiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska dowlad degaanka oo Gacanta ku dhigay lacag been abuur ah & Nin sameynayay

Muqdisho, April 16 2021–Ciimada Booliska Maamulka magaalada Tog-wajaale ee deegaanka Soomalida ayaa soo bandhigay Qalab lagu Samaynayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Nin lagu helay Al-Shabaabnimo

Muqdisho, April 17 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa la horkeenay Maxamed Cusmaan Maxamed Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka oo ansixiyay xabad joojin laga hirgeliyo libya

Muqdisho, April 17 2021–Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,  ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, …

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal kuwa kalena Magacaabay

Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo Xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Booliska, ku xigeenkiisa iyo Agaasimaha hay’adda nabad sugida.

April 17, 2021 Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyaha ciidanka…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Farmaajo & Wakiilada Beesha Caalamka oo Teendhada Afisiyooni shir uga furmay

Muqdisho, April 17 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray Xerada Teendhada…