Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Sharci ma u maray Farmaajo daraja ka xayuubintii Jeneraal Saadaq Joon Taliyihii booliska Gobolka Banaadir.

April 15-4-2021 Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan darajooyiinka ciidan ka xayuubiyay Saadaq Joon, taliyihii booliska Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Qaraxii shalay degaanka Gololey oo gaaray 21 qof dhimashada

April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa sheegaya in uu kordhay qasaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka oo shegay inay tahay waqtigii ciidammada Mareykanka laga soo saari lahaa Afghanistan

April 15-4-2021 Mareykanka ayaa sii wadi doona inuu taageero Afghanistan ka dib marka uu kala baxo ciidamdiisa….

Posted in WARARKA MAANTA

C/wali Gaas “ waa sharci daro muddo kordhinta loo sameeyey farmaajo iyo xildhibaanada baarlamaanka..

April 15, 2021  Maalmo kadib mudo kordhintii sharcidarada ahayd oo ay sameeyeen baarlamaanka Federaalka ah, waxaa sharci…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Daacish oo amray in la xiro goobo ganacsi oo ku yaala Suuqa Bakaaraha kadib markii ay bixin waayeen lacagaha.

April 15-4-2021 Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta ilo wareedyo kuwa ammaanka ah, ururka Daacish ayaa amray in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Galmudug oo fariisimo cusub ka sameystay Duleedka degaanka Bajeele ee Gobolka Mudug

April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya magaalada galkacyo ee dhinaca Galmudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan…

Posted in WARARKA MAANTA

App-ka codadka tooska lagu wadaago ee Clubhouse waxaa ka abuurmay sheekooyin la xiriira barnaamijkaas oo aad u badan

April 15-4-2021 App-ka codadka tooska lagu wadaago ee Clubhouse waxaa ka abuurmay sheekooyin la xiriira barnaamijkaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddexda wadan ee Yurub ee saxiixay heshiiska Nukliyeerka Iran oo walaac xooggan ka muujiyay qorshayaasha tayeynta yuraaniyamka Tehran

Saddexda wadan ee reer Yurub ee saxiixay  heshiiska Nukliyeerka Iran oo  walaac xooggan ka muujiyay qorshayaasha tayeynta…

Posted in WARARKA MAANTA

Denmark oo noqotay dalkii ugu horreeyay ee joojiya isticmaalka tallaalka fayraska corona ee AstraZeneca.

 April 15-4-2021 Denmark ayaa noqotay dalkii ugu horreeyay ee gebi ahaanba joojiya isticmaalka tallaalka fayraska corona ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo dib u eegis ku sameenaya Heshiiskii Hubka looga iibinyay dalka Imaradka Carabta.

 April 15-4-2021 Sharci dejiyaasha Kongareska Mareykanka ayaa sheegay inay dib u eegis ku sameenayaan heshiiskii hubka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo uga digay Ciidamada Dowlada inay weeraraan Jeneraal Saadaq Joon

 April 15-4-2021 Xiisaddii xalay ka taagneyd qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee u dhaxeysay Jeneraal Saadaq…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska Dhuusamareeb oo xabsiga dhigay Madaxa Waxbarashada Dhuusamareeb iyo xubno kale

 April 15-4-2021 Ciidamada Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay xabsiga dhigeen Madaxa…