Category: WARARKA MAANTA
20 carruur ah oo ka dhashay qooysas danyar ah, oo ku geeriyooday magaalada Niamey ee caasimadda Niger iskuul xannaano ah oo halkaas ku yaal.
April 15-4-2021 In ka badan 20 carruur ah oo ka dhashay qooysas danyar ah, ayaa ku geeriyooday…
Madaxweynaha Puntland oo lagu wado in uu hortago mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si uu warbixin uga siiyo safarkiisi Muqdisho
. April 15-4-2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,…
Colaadda Ruushka iyo Ukraine oo faraha ka sii baxaysa iyo Yurub Maraykanka oo garab taagan Ukraine
April 15-4-2021 Tan iyo bartamihii bishii Maarso, waxaa jiray digniino badan oo ka soo baxayay dowladda Ukraine…
Dowlada Waqtigeeda dhamaaday oo jawaab kulul u dirtay beesha caalamka
April 15-4-2021 War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa looga jawaabay dhaleeceyntii…
Beesha Caalamka oo siwadajir ah u diiday muddo kordhinta Farmaajo
Muqdisho, April 14 2021–Wakiilada Beesha Caalamka ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay siwadajir ah uga soo…
Cabdiraxmaan C/ Shakuur oo sheegay in dalku galay xaalad hoggaamiye Kooxeednimo
Muqdisho, April 14 2021–Siyaasig Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahne gudoomiyaha Xisbiga Waradajir oo ka hadlay xaalada dalka…
Akhirso:- Afarta digniin ee ugu culus ee dowladda Soomaaliya loo diray
Muqdisho, April 14 2021–Beesha caalamka ayaa dhaleeceysay go’aankii ay Golaha Shacabka Soomaaliya muddo labo sano ah ugu…
Dad ku dhintay Gaari qarax ku qabsaday duleedka degmada Balcad
Muqdisho, April 14 2021–Gaari Caasi ah ama Hoomeey, oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay Muqdisho…
Jarmalka oo ka hadlay muddo kordhinta loo sameeyay dowladda
Muqdisho, April 14 2021–Jarmalka ayaa sheegay in qaraarka lagu ansixiyay muddo kordhinta hay’adaha dowladda Soomaaliya uu yahay…
Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka bilaawday Tallaalka labaad ee COVID19
Muqdisho, April 14 2021–Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maanta si Rasmi ah u daah…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha Amniga
Muqdisho, April 14 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha…
Maxkamad xukun ku riday Muwaadin Somali haysta dhalashada Sweden
Muqdisho, April 14 2021–Eedeysanaha oo lagu magacaabo Farhan Abdirizak oo 40-jir ah waxa uu ka hor qirtay…