Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu danbeeyey baydhabo iyo tagista Midoowga Musharxiinta

Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka Ceeldheer

Warsaxaafadeed kasoo bqxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu bogaadiyay howlgalka Ciidanka xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo ka dalbaday Sweden iyo Finland inay u soo gacan geliyaan 130 qof

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay degaannada lala wareegay kuna dhawaaqay….

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa ka hadlay howlgalladii ugu dambeeyay oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Burkina Faso: Kooxaha Islaamiyiinta ayaa afduubtay illaa 50 haween ah

talaado: January 17 2023  Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ku sugan dalka Burkina Faso ayaa 12-kii iyo 13-kii…

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad oo sheegay inaanu jirin wax ku saabsan ‘diiwaanka martida

Talaado: January 17 2023  Xafiiska la taliyaha sharciga ee Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa sheegay shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Mareykanka oo bilaabay markii labo diyaaradood oo rakaabah ay ku dhawaadeen inay isku dhacaan garoonka magaalada New York

Talaado: January 17 2023 Saraakiisha Mareykanka ayaa bilaabay baaritaan, kadib markii labo diyaaradood oo rakaab ka buuxan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar kii Ugu Danbeey Weerarkii Alshabaab ku Qaadeen Xawaadleey iyo Taliyihii Qaybta 3aad oo ku Dhintay

Talaado: January 17 2023 Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ku billowday qaraxyo oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabaal dag ka socda Galmudug kadib Qabsashadii Galcad, Xarardheere Iyo Ceeldheere

Talaado: January 17 2023 Ciidamada milateriga gaarka ah, ee dawladda Soomaaliya ayaa shalay  la wareegay magaalada Xarardheere…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo Gaaray Hobyo iyo Ciidmada Galmudug Xili Ciidamada Galmudug ay la waregtay Xaradhere.

Isniin: January 16, 2023 Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhiga XFS…

Posted in WARARKA MAANTA

‘Nin Soomaali ah oo loo qabtay qarax ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo oo ay dad badan ku dhinteen

Isniin: January 16, 2023 Nin kasoo jeeda dalka Kenya ayaa la xiray kadib markii lala xiriiriyay qarax…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadkii ku dhintay dagaalkii gobolka Tigreega ee Itoobiya oo la soo saaray

Isniin: January 16, 2023 Dhexdhexaadiyaha Midowga Afrika ee colaadda Tigray ee Itoobiya, Olusegun Obasanjo, ayaa u sheegay…